Faribault Somali truckers

Faribault Somali truckers Wellcome to FST this page will be a place where we share every topic that is related to trucking

Amazon is on fire right now 1065 miles for $15k
12/01/2023

Amazon is on fire right now 1065 miles for $15k

Falcon and KSK ELDs has been revoked by the FMCSA
09/16/2023

Falcon and KSK ELDs has been revoked by the FMCSA

Break safety week from 8/20 to 8/26
08/22/2023

Break safety week from 8/20 to 8/26

This is what happens when u follow your google maps
07/25/2023

This is what happens when u follow your google maps

Suuqa trucking ku wuu xun yahay lakinse suuqa oo xun waqti xaadirkan wuxu sababay in trucks kii laxaraasho suuqu wuu soo...
05/09/2023

Suuqa trucking ku wuu xun yahay lakinse suuqa oo xun waqti xaadirkan wuxu sababay in trucks kii laxaraasho suuqu wuu soo laban no questions lakinse Adiga oo aan aheyn driver hakusoo laabto trucks kan dhawr bil ka hor waxay ahayen $65k plus maantana less then $30k

USA dhawan wado free ahba waa lawaayi state of Connecticut iyana bishan ayey bilaaben highway fees waa in warqad permit ...
01/06/2023

USA dhawan wado free ahba waa lawaayi state of Connecticut iyana bishan ayey bilaaben highway fees waa in warqad permit ah aad sidata to go through this state

Winter wax gaadhi lakaxeeyo maaha it’s just too risky this is I-29 N in south dokata
12/17/2022

Winter wax gaadhi lakaxeeyo maaha it’s just too risky this is I-29 N in south dokata

Aduunyo orod laguma gaadho sidan saxmaaha my dear faaraxs
12/05/2022

Aduunyo orod laguma gaadho sidan saxmaaha my dear faaraxs

Maalin dhaweyd waxan qaday Trailer haamahas ku dhex rakiban yihin over weight ayuu aha tendoms ka hagaaji ayan is idhi l...
12/03/2022

Maalin dhaweyd waxan qaday Trailer haamahas ku dhex rakiban yihin over weight ayuu aha tendoms ka hagaaji ayan is idhi lamaba move gareyn karo shipperkii ayan kuso labtay iyaga arinkii iga caawiyen hamaha waxa ku jirtay dawo lagu nadiifiyo biyaha lacabo waxan geeyey tempabay FL

10/22/2022

Dabayshan waxay iga heshay Denver Colorado waxba lam arkeyn wan istaagay

Xariifkan ilaa hada wan fahmi la ahay sidu wax yidhi πŸ˜‚πŸ˜‚
10/10/2022

Xariifkan ilaa hada wan fahmi la ahay sidu wax yidhi πŸ˜‚πŸ˜‚

Shilkan wuxu ka dhacay flagstaff Arizona wiilkii waday waxba magaadhin Alxamduliallah
10/08/2022

Shilkan wuxu ka dhacay flagstaff Arizona wiilkii waday waxba magaadhin Alxamduliallah

Address

Faribault, MN
55021

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faribault Somali truckers posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share