01/06/2020
Istanbul Turkish Services Agency-ITSA waxay dhammaan ardada meel walba ay joogaan ugu bashaareynaysa in shirkaddu u fuduudeynayso fursadaha waxbarasho ee jaamacadaha dalka Turkiga. Iyadda oo ardada laga caawinayo aqbalaada jamacadaha ugu tayada sareeya iyo dal kugalka / Visa-da Turkiga.