Golaha mustaqbalka

Golaha mustaqbalka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Golaha mustaqbalka, Banadir Street, Juba.

14/04/2026

idawanayo marabta inow XASAN xilka sihayo mise # nolawadag aragtidada #

17/03/2026

Mamul gobaledka kg ayaa manta ujaray wada shaqeynti kadhaxeysay dolwlada Somalia 🇸🇴.
Somaliyey Xgee nolawada wa yaabee dawade maxey kula muqata adi

04/03/2026

Ciyarta wali waye soma dhamanin 😅

03/03/2026

Dastuurka cusub ee Soomaaliya.
-----
1-Madaxweynaha Soomaaliya waxaa dooranaya Baarlamaanka.

2-Xildhibaannada waxaa dooranaya shacabka.

3-Ra’iisul wasaaraha waxaa magacaabaya madaxweynaha.

4-Ra’iisul wasaaraha waxaa xilka ka qaadi kara Baarlamaanka.

5-Qofku labo jeer ayuu dalka madaxweyne ka noqon karaa.

6-Da'ada ugu yar ee qofka noqonaya madaxweyne waa 40 sano, da'ada weynaanta lama xadidin.

7-Madaxweynuhu waa inuu yahay Soomaali iska dhal ah. Micnaha qof hooyadii ajinabi tahay madaxweyne k**a noqon karo Soomaaliya.

8-Madaxweynaha, ra'iisul wasaaraha, labada gudoomiye Baarlamaan iyo gudoomiyaha maxk**adda sare waxaa ka mamnuuc ah iney yeeshan jinsiyad labaad. Waa iney celiyan jinsiyadda ajinabiga ah markii la doorto ama la magacaabo.

9-Madaxweyne, ra'iisul wasaare, gudoomiye Baarlamaan iyo gudoomiyaha maxk**adda sare ma noqon karo qof leh xaas ajinabi ah.

10-Maqaamka Muqdisho wuxuu noqonaya gobal caasimad ah, dadka caasimadda degan ayaa dooranaya Golaha deegaanka oo dooranaya gudoomiyaasha degmooyinka iyo Golaha caasimadda oo iyaguna dooranaya duqa magaalada. Dowladda Federaalka ah ayaa Muqdisho usoo magacaabeysa masuul sare oo maamulaya amniga iyo siyaasadda Muqdisho, halka duqa magaaladu uu masuul ka noqonayo heer maamul.

11-Hadii uu xildhibaanku wasiir noqdo wuxuu luminaya kursiga xildhibaanimada. Qofka badalaya waxaa la waafajinaya xeerka doorashada.

12-Da’ada qaangaarnimada diiniga ah waa 15 sano, da’ada qaangaarnimada masuuliyadda ama xilkasnimada waa 18 sano.

13-Mudo xilleedka rasmiga ah ee Dowladdu waa 5 sano.

14-Madaxweynaha, ra'iisul wasaaraha iyo labada gudoomiye Baarlaman waa iney hantidooda guurtada iyo ma guurtada ah u gudbiyan Hanti-Dhowraha guud ee Qaranka guusha doorashada ama magacaabista kadib.

15-Da'ada xildhibaanka ugu yaraan waa 25 sano, da'ada ugu yar ee wasiirkana waa 30 sano.

Dastuurkan hadii ay xildhibaannadu berri u codeeyaan wuxuu sharciyan dhaqangalaya markii uu madaxweynuhu saxiixo, halka qodobbada heer maamul ay dhaqangalayan 4 bilood ilaa lix bilood gudahood.

02/03/2026

Abdullahi Dani oo sicarale uga hadlay xildhibanadii shalay laso celiyey 😅

01/03/2026

UAE 🇦🇪 io manta xalkeda

01/03/2026

Muuqaalka Xildhibaano laga soo celiyay Garoowe iyagoo hawada ay ku jirto diyaaradii ay saarnaayeen ayaa diidey iney degaan markii Muqdisho ay dib u soo gaareen

25/02/2026

Sheekh, xasiloonida xukuumadda, Baarlamaanka ilaa
maamul gobolleedyada. #

22/02/2026

Maxaa sababay inuu natiijo la'aan kusoo dhammaado shirkii Dowladda iyo Golaha mustaqbalka

21/02/2026

DEG SEG: Kulan xasaasi ah oo hadda ka bilowday xalane iyo mucaaradka oo suuragal ah in ay MW Xasan ku gacan sayraan.

Address

Banadir Street
Juba

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha mustaqbalka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share