Dalsom Travel Agency

Dalsom Travel Agency Dalsom Travel Agency is a professionally oriented company offering a complete range of services

Dalsom Travel Agency waxay kuu diyaarisay tikidhada gobollada dalka si degdeg ah, qiimo jaban, iyo adeeg lahubo.📍 Hargei...
01/06/2026

Dalsom Travel Agency waxay kuu diyaarisay tikidhada gobollada dalka si degdeg ah, qiimo jaban, iyo adeeg lahubo.

📍 Hargeisa
📍 Bosaso
📍 Garowe
📍 Kismaayo
📍 Baydhabo
📍 Galkacyo

Book Now: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

Dalsom Travel Agency waxay dhammaan umadda Soomaaliyeed iyo macaamiisheeda sharafta leh ugu hambalyeynayaan munaasabadda...
26/05/2026

Dalsom Travel Agency waxay dhammaan umadda Soomaaliyeed iyo macaamiisheeda sharafta leh ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa.

Waxaan Alle uga baryaynaa inuu naga aqbalo acmaasha suuban, ciiddana nagugu gaarsiiyo nabad, caafimaad, iyo khayr.

Soonka maalinta Carafa waa fursad weyn oo dembi dhaaf iyo ajar lagu kasbado. “Nabigu ﷺ wuxuu yiri:‘Soonka maalinta Caraf...
25/05/2026

Soonka maalinta Carafa waa fursad weyn oo dembi dhaaf iyo ajar lagu kasbado.

“Nabigu ﷺ wuxuu yiri:
‘Soonka maalinta Carafo wuxuu kafaaragudaa dambiyada sanadkii tagay iyo sanadkan soo socda,.

Alle ha naga aqbalo acmaasha suuban, hana inaga dhigo kuwa ducadoodu la aqbalo.

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧  Waxaan dhamaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabadda ciidul-fidr...
19/03/2026

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧

Waxaan dhamaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabadda ciidul-fidriga.

تقبّل الله منا ومنكم صالح الأعمال 🤲

Ramadan Mubarak 🌙Shirkadda Dalsom Travel Agency waxay idiinku hambalyeynaysaa bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan, wa...
18/02/2026

Ramadan Mubarak 🌙

Shirkadda Dalsom Travel Agency waxay idiinku hambalyeynaysaa bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxayna idiin rajeynaysaa Ramadaan kheyr, barako iyo barwaaqo leh.

Allaha naga aqbalo soonka, salaadda iyo dhammaan camalka suuban. 🤲

Haddii aad qorsheyneyso inaad u baxdo safar Cumro,Dalsom Travel Agency ayaa kuu diyaarisay dhammaan adeegyada Cumrada:✔️...
20/01/2026

Haddii aad qorsheyneyso inaad u baxdo safar Cumro,
Dalsom Travel Agency ayaa kuu diyaarisay dhammaan adeegyada Cumrada:

✔️ Ticket go & back
✔️ Hotel Makkah – 11 maalmood
✔️ Hotel Madiinah – 3 maalmood
✔️ Bus-ka safarada & booqashooyinka

Hadda nala soo xiriir si aad uga faa’iideysato fursaddan:
📞 Call / WhatsApp: https://wa.me/+252612683398

📧 Email: [email protected]

Safar Cumro oo fudud, nidaamsan, isla markaana ammaan ah.

✈️ لا تنسى دعاء السفر 🤲الدعاء زاد المسافر، وبه تطمئن القلوب وتُحفَظ الطرق.نسأل الله لكم سفرًا آمنًا، ميسّرًا، وعودةً سال...
03/01/2026

✈️ لا تنسى دعاء السفر 🤲
الدعاء زاد المسافر، وبه تطمئن القلوب وتُحفَظ الطرق.
نسأل الله لكم سفرًا آمنًا، ميسّرًا، وعودةً سالمة بإذن الله.

سافر بثقةمع Dalsom Travel Agency… وابدأ رحلتك بالدعاء.

Call or WhatsApp: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]


Ma qorsheyneysaa safar Mogadishu to Garowe ah? 🛫Dalsom Travel Agency ayaa kuu sahlaysa safarkaga si degdeg ah oo raaxo l...
26/10/2025

Ma qorsheyneysaa safar Mogadishu to Garowe ah? 🛫

Dalsom Travel Agency ayaa kuu sahlaysa safarkaga si degdeg ah oo raaxo leh!

Ka dalbo hadda tikidhgaaga duulimaad ee Mogadishu to Garowe.

Fadlan Kala soo xiriir si aad ugu hesho waqti kooban:

Call or WhatsApp: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

Dalsom Travel Agency ayaa kuu fududaynaysa inaad hesho Visa-ha Dalalka Kenya, Uganda, iyo Masar.✅ Waqti kooban✅ Qiimo ja...
12/10/2025

Dalsom Travel Agency ayaa kuu fududaynaysa inaad hesho Visa-ha Dalalka Kenya, Uganda, iyo Masar.

✅ Waqti kooban
✅ Qiimo jaban
✅ Adeeg lagu kalsoon yahay

Nagala soo xiriir:

Call or WhatsApp: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

Address

H/Wadaag, Bakaro
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalsom Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category