Jubba Airways MGQ

Jubba Airways MGQ Jubba Airways Welcome ,

Maamulka diyaaradaha ee Juba Airways ayaa beeniyey in shatigii lagala laabtay.Guddoonka sare ee shirkadda diyaaradaha ee...
07/10/2019

Maamulka diyaaradaha ee Juba Airways ayaa beeniyey in shatigii lagala laabtay.

Guddoonka sare ee shirkadda diyaaradaha ee Juba ayaa sheegay in warkaasi yahay been abuur kutiri kuteen ah oo la rabo in lagu wiiqo awooddooda ganacsi maadaama ay leeyihiin saameyn xoog leh oo dhanka beec mushtariga ah.

Maamulka ayaa sheegay in sharciga ay la tiogsanayaan cod kasta oo si aan sharci aheyn u sheegta warkooda.

Maamulka diyaaradaha ee Juba Airways ayaa xaqiijinta iisheegay waxaana ay tilmaameen in aysan sax aheyn warkaas la xiriira in shatigii la gala laabtay.

Jubba Airways,   maanta oo ah Isniin 07 Oct 2019   TO KISMAAYO  TO MOGADISHU ====================  TO GALKACYOSTOP NIGHT...
07/10/2019

Jubba Airways,
maanta oo ah Isniin 07 Oct 2019
TO KISMAAYO
TO MOGADISHU
====================
TO GALKACYO
STOP NIGHT AFTRE
08 OCT 2019 TALADO AH
TO MOGADISHU.
======================
TO DHUUSAMAREEB
TO MOGADISHU
===========================
TO ABUD-WAAQ
TO MOGADISHU.
WELL COME DHAMAAN MACAAMISHA

06/10/2019

Jubba Airways
Welcome

15/10/2018
15/10/2018

Waa Wiilkii soo dhigay Video gii beenta ahaay oo beeniyay in aysan Jubba Airways aheen balse uu ahaay Qalad dhahay uuna ka raali galiyay

15/10/2018

Jubba Airways Welcome ,

Address

KM4
Mogadishu
+252616666660

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubba Airways MGQ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jubba Airways MGQ:

Share