31/01/2018
Waxaan u hambalyaynayaa dhammaan ardaydii maanta ka qalin jabisay Jaamacadda SIMAD.
Waxaana hambalyadaas si gooni ah maanta xaq ugu yeeshay Ismaacill Axmed Maxamud oo ah ardayga sawirkiisu halkaan ka muuqdo.
Ismaaciil waxaad tusaale u noqotay dhammaan dadka baahiyda gaarka ah qaba ee Soomalaiyeed, waxa aad na bartay in aysan baahiyada gaarka aheyn jirka ee ay tahay doonista iyo Goaanka.
Ilaaheey waxaan kaaga baryayaa mustaqbal ifaya.
Guul iyo gobonimo