Som ilays group of companies LTD

Som ilays group of companies LTD Online medicine shopping - SOM ILAYS GROUP LTD Somalia home delivery of 100% authentic medicines wit

SOM ILAYS GROUP OF COM.ugu imaaw adeeg hufan iyo amaano.
09/08/2021

SOM ILAYS GROUP OF COM.
ugu imaaw adeeg hufan iyo amaano.

Som ilays ugu imow egeed hufan iyo amaano
09/08/2021

Som ilays ugu imow egeed hufan iyo amaano

Xarunta waxay bilowday maalmo bulshada ay ugu adeegayso si bilaash ah. Maal mahaas oo kala ah malinta Axada iyo qamista....
02/10/2020

Xarunta waxay bilowday maalmo bulshada ay ugu adeegayso si bilaash ah. Maal mahaas oo kala ah malinta Axada iyo qamista. Waxadna kahelaysaan 1) shaybar dhamaystiran oo lacag la aan ah
2) kumbiyutaraka uur ku jirta ultrasound
Bukanka waxaa keliyo laga raba inow karka visitada keliya la Baxo karka oo qiimihiisana yahay $4 keliya.

Wixii fah faahina waxaa kala xiriiri kartan
Tell phone : 613 291101

Ovulation test waa test ad ku ogan karto xiliga fursada ay u heli karto Gawadha in ay uur, pregnancy yeelan karto iyo xi...
05/09/2020

Ovulation test waa test ad ku ogan karto xiliga fursada ay u heli karto Gawadha in ay uur, pregnancy yeelan karto iyo xiliga ugu haboon
Adeegan waxaa idin keentay shirkada som ilays group of companies LTD, jumlo. Wixi bukana bahi gara uqawana waxay ka heli karan WARAD POLYCLINIC OO XARUNTEDA KU TALA IS GOYSKA DABKA WIXII FAHFAHIN DHERIYA KALA XIRI TELPHONE LANMARKA AH 0614499494/ 0625816075

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu
DABKA

Telephone

+252614499494

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som ilays group of companies LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Som ilays group of companies LTD:

Share