Nur Alharamain Hajj,Umrah & Travel Agency.

Nur Alharamain Hajj,Umrah & Travel Agency. Macmil kusoo dhawow Nur al.
(4)

Haramain hajj,umrah and travel agency waxa Ku diyaar ah halkan ticket localka iyo international Ka iyo visa yasha adeegyada xajjka iyo cumarada oo dhaystiran

عيد الاضحى مبارك لكل المسلمينWaxa aan halkan kula qeybsaneyna bulshada muslimiinta ah iyo kuwa soomaaliyeed ba farxada c...
27/05/2026

عيد الاضحى مبارك لكل المسلمين

Waxa aan halkan kula qeybsaneyna bulshada muslimiinta ah iyo kuwa soomaaliyeed ba farxada ciida barakeysan ee Eid Aladha.

10/05/2026

🇸🇦 𝐌𝐚 𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐱 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐭𝐨 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐮𝐜𝐮𝐮𝐝𝐢𝐠𝐚? 🎓
Ma ku hammiyeysaa inaad aqoon heer sare ah ka soo kororsato jaamacadaha ugu horreeya ee 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐮𝐝𝐢 𝐀𝐫𝐚𝐛𝐢𝐚? fursad dahabi ah ayaa hadda kuu furan!
𝐍𝐮𝐫 𝐀𝐥𝐡𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐢𝐧 waxay kuu diyaarisay garab istaag iyo caawinaad buuxda oo ku aadan xaraynta codsiyadaada waxbarasho. Si aad uga mid noqoto tartamayaasha.

📞 Wixii faahfaahin ah kala xiriir: +252 90 466 6675
904 666 679 (WhatsApp)
📍 Goobta: Wadada Guureeye, ku dhagan Horn Petroleum, Garoowe.

𝐍𝐮𝐫 𝐀𝐥𝐡𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥 & 𝐂𝐚𝐫𝐠𝐨Waxaan kuu haynaa Local Tickets magaalo walba oo waddanka gudihiisa ah.🎒𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐁𝐎! (Book ...
10/05/2026

𝐍𝐮𝐫 𝐀𝐥𝐡𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥 & 𝐂𝐚𝐫𝐠𝐨
Waxaan kuu haynaa Local Tickets magaalo walba oo waddanka gudihiisa ah.
🎒𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐁𝐎! (Book Now!)
📍Nagu soo booqo:
Wadada Guureeye, ku dhagan Horn Petroleum, Garoowe.
📞 Nala soo xiriir:
904 666 679
+252 90 466 6679

𝐍𝐮𝐫 𝐀𝐥𝐡𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥 & 𝐂𝐚𝐫𝐠𝐨Waxaan kuu haynaa International Tickets meel walba oo dunida ah.🎒𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐁𝐎! (Book Now!)📍N...
09/05/2026

𝐍𝐮𝐫 𝐀𝐥𝐡𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥 & 𝐂𝐚𝐫𝐠𝐨
Waxaan kuu haynaa International Tickets meel walba oo dunida ah.
🎒𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐁𝐎! (Book Now!)
📍Nagu soo booqo:
Wadada Guureeye, ku dhagan Horn Petroleum, Garoowe.
📞 Nala soo xiriir:
904 666 679
+252 90 466 6679

🇸🇦 𝐌𝐚 𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐱 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐭𝐨 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐮𝐜𝐮𝐮𝐝𝐢𝐠𝐚? 🎓Ma ku hammiyeysaa inaad aqoon heer sare ah ka soo kororsato jaamacad...
07/05/2026

🇸🇦 𝐌𝐚 𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐱 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐭𝐨 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐮𝐜𝐮𝐮𝐝𝐢𝐠𝐚? 🎓
Ma ku hammiyeysaa inaad aqoon heer sare ah ka soo kororsato jaamacadaha ugu horreeya ee 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐮𝐝𝐢 𝐀𝐫𝐚𝐛𝐢𝐚? fursad dahabi ah ayaa hadda kuu furan!

𝐍𝐮𝐫 𝐀𝐥𝐡𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐢𝐧 waxay kuu diyaarisay garab istaag iyo caawinaad buuxda oo ku aadan xaraynta codsiyadaada waxbarasho. Si aad uga mid noqoto tartamayaasha, fadlan diyaari dukumentiyadan muhiimka ah:

🆔 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐬𝐢𝐠𝐚: 𝐁𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛𝐨𝐨𝐫 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐰𝐢𝐫𝐫𝐨.
📜 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚: 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐚𝐦𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝.
👮‍♂️ 𝐀𝐧𝐬𝐡𝐚𝐱𝐚: 𝐖𝐚𝐫𝐪𝐚𝐝 𝐁𝐨𝐨𝐥𝐢𝐢𝐬 𝐢𝐲𝐨 𝟐 𝐓𝐚𝐳𝐤𝐢𝐲𝐨 (𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡/𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢).
🇬🇧 𝐄𝐧𝐠𝐥𝐢𝐬𝐡: 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐓𝐎𝐄𝐅𝐋/𝐈𝐄𝐋𝐓𝐒 (𝐇𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧𝐚𝐲𝐧 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝𝐚).
📋 𝐗𝐨𝐠𝐭𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞: 𝐂𝐕 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐫𝐪𝐚𝐝 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝.

✅ Maxaad sugaysaa?
Nala soo xiriir hadda si aan kaaga caawino xaraynta codsigaaga (Application-ka) si xirfadaysan!

📞 Wixii faahfaahin ah kala xiriir: +252 90 466 6675
904 666 679 (WhatsApp)

📍 Goobta: Wadada Guureeye, ku dhagan Horn Petroleum, Garoowe.

Ma jeceshahay inaad ka mid noqoto ardayda wax ka barata jaamacadaha hormuudka u ah ee Sacuudi Carabiya? 🎓🇸🇦Hadda nala so...
04/05/2026

Ma jeceshahay inaad ka mid noqoto ardayda wax ka barata jaamacadaha hormuudka u ah ee Sacuudi Carabiya? 🎓🇸🇦
Hadda nala soo xiriir si aad u bilowdo safarkaaga waxbarasho! 📞

Nala soo xiriir:
🌐 +252 90 466 6675 | +252 90 466 6679
📍 Wadada Guureeye, ku dhagan Horn Petroleum, Garoowe

Ogeysiis: 𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐮𝐜𝐮𝐮𝐝𝐢 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐢𝐲𝐚!𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐀𝐥-𝐇𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐇𝐚𝐣𝐣 & 𝐔𝐦𝐫𝐚 waxay ku bishaareynaysaa...
02/05/2026

Ogeysiis: 𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐮𝐜𝐮𝐮𝐝𝐢 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐢𝐲𝐚!

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐀𝐥-𝐇𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐇𝐚𝐣𝐣 & 𝐔𝐦𝐫𝐚 waxay ku bishaareynaysaa inay si rasmi ah u bilowday adeegga xareynta iyo soo saarista aqbalaadaha jaamacadaha dalka 𝐒𝐮𝐜𝐮𝐮𝐝𝐢 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐢𝐲𝐚 ee heerarka kala duwan. Ujeeddada guud ee adeeggan ayaa ah in loo fududeeyo dullaabul cilmiga Soomaaliyeed sidii ay u heli lahaayeen fursado waxbarasho iyo aqbalaado rasmi ah, gaar ahaan jaamacadaha ku yaalla dhulka barakaysan. Fursadan ma aha mid ku kooban dadka dalka gudahiisa jooga oo qura, balse qof kasta oo Soomaaliyeed oo dunida dacaladeeda ku nool waa loo fududeynayaa habka codsiga iyo diiwaangelinta system-ka. Haddaba, si aad uga mid noqoto dadka ka faa'iideysanaya fursadan qaaliga ah.

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚𝐲𝐚𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞 𝐞𝐞 𝐤𝐮 𝐲𝐚𝐚𝐥𝐥𝐚 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐫𝐞𝐞𝐲𝐞, 𝐮𝐧𝐚 𝐝𝐡𝐨𝐰 𝐇𝐨𝐫𝐧 𝐏𝐞𝐭𝐫𝐨𝐥𝐞𝐮𝐦, 𝐚𝐦𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐜 𝐭𝐚𝐥𝐞𝐞𝐟𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐚𝐡 𝟗𝟎𝟒𝟔𝟔𝟔𝟔𝟕𝟗 𝐚𝐦𝐚 +𝟐𝟓𝟐𝟗𝟎𝟒𝟔𝟔𝟔𝟔𝟕𝟓.

Ha moogaan fursaddan oo hadda dalbo!

𝐍𝐔𝐔𝐑 𝐀𝐋 𝐇𝐀𝐑𝐀𝐌𝐀𝐈𝐍 𝐇𝐀𝐉𝐉 & 𝐔𝐌𝐑𝐀 𝑶𝑮𝑬𝒀𝑺𝑰𝑰𝑺Dhammaanba bulshaweynta soomaliyeed ee dunida daafaheeda iyo dalkaba joogta waxaan ...
02/05/2026

𝐍𝐔𝐔𝐑 𝐀𝐋 𝐇𝐀𝐑𝐀𝐌𝐀𝐈𝐍 𝐇𝐀𝐉𝐉 & 𝐔𝐌𝐑𝐀
𝑶𝑮𝑬𝒀𝑺𝑰𝑰𝑺
Dhammaanba bulshaweynta soomaliyeed ee dunida daafaheeda iyo dalkaba joogta waxaan ogeysiineyna in shirkada Nuur Alhramain ay bilowday xareynta iyo soo saarida heerarka kal duwan ee jaamcadaha wadanka saudi arabia, iyada uu u jeedku yahay in loo fududeeyo dullaabul cilmiga soomaaliyeed in ay helaan fursadaha iyo aqbalaadaha jamaacadaha dalweynaha saudiga iyo gaar ahaanba dhulka barakaysan., hadaba hadii aad adneynayso in aad system kan ka faideysato kuma xirna in aad wadanka joogto oo kaliya ee dunida meshad doonto hadaad ka joogto wa laguu fududeynayaa.
🎒𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐁𝐎! (Book Now!)
📍Nagu soo booqo:
Wadada Guureeye, ku dhagan Horn Petroleum, Garoowe.
📞 Nala soo xiriir:
904 666 679
+252 90 466 6675

𝐍𝐮𝐫 𝐀𝐥𝐡𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥 & 𝐂𝐚𝐫𝐠𝐨Khamiis (Thursday ) kasta waxay kuu haysaa Tickets .🎒𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐁𝐎! (Book Now!)📍Nagu soo booq...
23/04/2026

𝐍𝐮𝐫 𝐀𝐥𝐡𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥 & 𝐂𝐚𝐫𝐠𝐨
Khamiis (Thursday ) kasta waxay kuu haysaa Tickets .
🎒𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐁𝐎! (Book Now!)
📍Nagu soo booqo:
Wadada Guureeye, ku dhagan Horn Petroleum, Garoowe.
📞 Nala soo xiriir:
904 666 679
+252 90 466 6675

𝐍𝐮𝐫 𝐀𝐥𝐡𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥 & 𝐂𝐚𝐫𝐠𝐨Axad (Sunday) kasta waxay kuu haysaa Tickets .🎒𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐁𝐎! (Book Now!)📍Nagu soo booqo:Wada...
20/04/2026

𝐍𝐮𝐫 𝐀𝐥𝐡𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥 & 𝐂𝐚𝐫𝐠𝐨
Axad (Sunday) kasta waxay kuu haysaa Tickets .
🎒𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐁𝐎! (Book Now!)
📍Nagu soo booqo:
Wadada Guureeye, ku dhagan Horn Petroleum, Garoowe.
📞 Nala soo xiriir:
904 666 679
+252 90 466 6675

Address

Gureeye Road,ku Dhagan Horn Petroleum
Mogadishu

Telephone

+252617520036

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nur Alharamain Hajj,Umrah & Travel Agency. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nur Alharamain Hajj,Umrah & Travel Agency.:

Share