Heraale TV

Heraale TV Halka Aad ka heleyso Xogta saxda ah

Xeraale waa JSP.Hambalyo taageerayaasha xisbiga cadaalada iyo wadajirka sidaa codkiina iyo cududiina ugu muujiseen xisbi...
31/07/2026

Xeraale waa JSP.
Hambalyo taageerayaasha xisbiga cadaalada iyo wadajirka sidaa codkiina iyo cududiina ugu muujiseen xisbiga waanu guulaysanay

31/07/2026

Mahad oo dhan eebe weyne ayey sugnaatay nagu simay inaan markhaati ka noqono in somaliya ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah, qof iyo cod ah oo muwaadin kasta codkiisa dhiibtay.

Marka sadexaad Waxaan guud ahaan u mahad celinayaa bulshada dagmada Xeraale oo muujiyey wanaag, ilbaxnimo iyo dawlad jacayl kana qayb noqday in bulshadu si xasiloon oo aan rabshad lahayn u codeyso.

Marka labaad waxaan hambalyo leeyahay taageerayaasha xisbiga iyo wadajiraka oo muujiyey aqlabiyad buuxda si hagar la,aan ahna xisbiga ugu soo saaray kaalinta ugu horeysa.
Guul Jsp waxaan sugnaa waa dabaal daga.

16/07/2026

Markaan tabar hayeyna talo mahayn maantoon tala hayana tabar mahayo.

Maahmaahdaan waxaa isoo xasuusiyey qoraalka dheer uu qoray xildhibaan mursal. Xildhibaanow maxaad shalay u xasuusan weyday intaan, waxaa la idiin doortay inaad matashaan dadka reer xeraale iyo dagaanada hoos yimaada adiga iyo xildhibaano kale, waxaase adiga lagu siiyey fursad kale oo dheeri taasoo ah in laguu geeyey madaxdii dowlada laguna yiri ninkaan wax halaga weydiiyo deegaanka maad garan maalintaa masuuliyadii lagu saaray oo wixii lagaa rabay iskadaa inaad keentee adiga ayaa bilaabay bulshadu inay noqoto qoys qoys.

Mudane soodhawow
10/07/2026

Mudane soodhawow

17/02/2026

Inkastooy carfoon tahay amuu, cadar ka soo qaaco

Haddaan inan cas dhigin gogoshu waa, caaro laga qaadye

Allahayow mid aan ciida furo caawa ii sahal!

Ducada ramadaanta ee iskaabulada

12/02/2026

SOMALIALND MIYAA ISAQISTAN AH MISE SOMALIA AYAA ABGALISTAN LOO BADALAY??

Somaliland Hal Beel isaaq la dhaho waaye ayay TV ga Aljaseera ka dhaheen ayagoo inkiraaya Xaqiiqada ah in Somaliland 1991 inteey fadhiisteen dhisteen maamul bani aadamki Karaamaysnaa ee halkaas ku noolaa Mamaulkina uu shaqeeyay bilaa Beel caalam Iyo Ugandes la Aan.

Dhaqankooda kooxdan isku reerka ah ee Hada Talo ku sheega Soomaaliya heysa markaad u Fiiriso ayagi ayaa Tii kawada lahaa ee 4.5ka ku Dhisneyd jufadooda u badalay Fiqiga Hada Wasaarada uu ku magacaaban yahay iyo Hab dhaqankiisa aysan is lahayn wasaarada arimaha Dibada waxaa looga soo Badalay kaliya Wasiir I Doowlaheedi oo Xasan Sh is Xigaan inuu dhibsaday Yirina EBOOW HALKAAN HABARGIDIR MEEL KALE IGA GEEY Aragiisa ma Rabee ayadoo loo Muduleedeeyay Meeshana Kooxda Xasan Sh waxay ku hayaan Doowlad Nimo la hawiyeeyayay sarifka 1aad la Hiraabeeyay kadibna ookiyaale Muduleedeysan loo Xiray Boorso Wacaysleysan na wadata oo yaa buuxaayo caalamka la dhex leeyahay.

Diorkaan Dirka, Digilmirifle iyo beelaha Beesha 5aad hadaysan Go’aan mideysan ka qaadan Talo Xumada lagu dhex hayo 20kaan km ee BanaanDIR ah una dhaxaysa JOWHAR SHIIDLE IYO MARKO BIIMAAL waaloo yaabaa 214 cod midki ay kusoo saareen ayaa qaran nimadi Qabyaalad u celiyay shalayna kursiga kusoo Koray 1991 ayaa loo noqonaa Iyo Hawiye kaceenki hada meesha loo socdana waa Dir iyo Soomaali kaceenki 20kaan km Boqortooyadi Jiido Cali Madaxweyne Dir ee asalkeeda lahayd Una bixisay BanaanDIR meel dheer ma jirto Shabeelada Hoose degmooyinka Sablaale, Kuntuwaareey Iyo Qoryooleey Ayay Dan giigtaa.

Xasanoow Ku soco xaraashka turkiga min Berbera ilaa Jamaame iyo dadkaad Ceeldheer waxaan idiinku badalaa leedahay Shabeelada Hoose ilaa Jamaame General Ceydiidba Markay Galiyeen cajal ah 6da Gobol Ba aan Kala wareegno bani aadamka kunoolaa kumanaanka sano waxaana Filaa 99% Habargidir hoowshaas ineeysan soconeyn waa arkeen gadaal ayayna uga dageen marka laga reebo 1% aan SIRUL ARDIGA fahansanayn oo ayagana iska siigo yar.

06/02/2026

Waraysi madaxweynihii 10aad ee soomaaliya.
Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo
Abdijaliil show

06/02/2026

Waxaan tuura goynaba markaan toobiyaha gaarno
Tartiib ugu hor qaad baan lahaa taani caga weyn
Tooraha kugee baan lahaa meel tigaad badane

Abwaan Helaale
Allayaraxma

MAR labaad iyo hibaynta Hassan Sheikh Mohamud qayb ka mid ah dhulka soomaaliyeed.Markii labaad ayuu    waxa uu kadagay m...
31/01/2026

MAR labaad iyo hibaynta Hassan Sheikh Mohamud qayb ka mid ah dhulka soomaaliyeed.

Markii labaad ayuu waxa uu kadagay magaalada Jigjiga Ee dowlad deegaanka soomaalida asagoo u aqoonsaday in ay tahay qayb ka mid ah Ethopia sidoo kalana baylihiyay qadiyadii qadiyadii, iyo halgankii umadii iyo qarankii somaaliyeed.

Address

Mogadisho

Telephone

+252614441423

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heraale TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Heraale TV:

Shortcuts

Share