14/02/2019
Hadii qofku kahabaabo in uu kafogaado in uu cadaalda kudhaqmiwaayo oo uu kafagado maxuu lakulmayaa in uu noqdo md kabaxsan xududadii waajibadka illaahay jideeyay iyo walba ladhaqanka umada aadamaha ee uu kula noolyahay deeganadisa waxaa kala oo umudanhaya in uu dadku u argo qof beenaha oo aan kaadikarin habayaraate wax masuul ah sidaas waged waa in uu had iyo jeer qofku kudadaalo in uu kunolado cadaalada iyo kudhaqankeda taas ayaa ah sirta nolosha qofka aakhiro iyo aduunba