31/05/2015
Bushaaro Bushaaro!!
Sahalwadi wuxuu idiinku bushaaraynayaa inuu idiin keenay Diyaaradda Cusub ee Flay Dubai oo aad Xarunta Sahal Waadi aad dhawaan ka heli doontaan Tickets iyo cargo shirkadda Fly Dubai taas oo si rasmi ah u bilaabi doontay Duulimaayadeeda 9/6/2015 insha allah.