Nuurani Travel and tourism Ageency

Nuurani Travel and tourism Ageency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nuurani Travel and tourism Ageency, Travel and transport, Down town branch 1, Hargesa.

Waxa alle mahadiiya 12/6/2016/ in aanku gulaysto wakiilnimo buuxda oo dhinaca ganacsiga noocyadiisa kala duwan ee  wadan...
13/06/2016

Waxa alle mahadiiya 12/6/2016/ in aanku gulaysto wakiilnimo buuxda oo dhinaca ganacsiga noocyadiisa kala duwan ee wadanka turkeyga an mudo 4bilood ahba an waday walahi was wax alle lagu mahadiyo alx ayan leeyahay,hadaba cidii ubaahan inloo keeno qaybaha kala duwane ganacsiga sida dharka,bagaashka,dawooyinka I.w.m. Balkan hanagalasoo xidhiidhan. Wxa intaa kudheer admissionada jaamacadaha iyo wàliba àdmissiono ah barashada luuqada turkeyga hadaba wixii faahfahina kalaso xidhiidh page kaniyo telephone numberka nor Ku qoran alla mahad leh

Address

Down Town Branch 1
Hargesa
0634410139

Telephone

0025224410139

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuurani Travel and tourism Ageency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share