Hal-abuur mohamoud fadal

Hal-abuur mohamoud fadal Mab

03/08/2024

habeen xanuun badan weeyi alle how raxmado inta kudhimatay inta dhawacana alle cafimaad ayaan uga baryayna qofna malintiisa dhafimaayo

mashalaah casimadii
28/07/2024

mashalaah casimadii

26/07/2024

habeenkani khayr miya
habeen lagasaar miyaa
hadimo iyo howl miyaa
hongiyo hiiftan miyaa
hawada kugalgalo miyaa
hankaagana lumi miyaa
by m f

20/07/2024

waxa kayabisay hal gabadh baladka oo buuq ka kicisay alle ayaa dumarka ino sahlay wuxu rabi abuuray oo uu hadana yidhi waynaa waxaasi waa dhagarta dumarka

21/01/2018

Malin wanagsan dhamantiin
Ku sodhawaada pageka cusub

26/09/2015

Mashalaah asxaabta dhamaan salaan qaali way

30/07/2015

Qaybtii 1 baad. Ku saabsanay wax .sharciyohow qaraaba tirsaday. Sharci yohow qabiil ku dhaqmaa. Sharci yohow Qalbiga dilaayaa. Shaci yohow qalaka xagaliyaa. Sharci yohow qarashaka la jiraa. Sharci yohow quruumo xantaa. Sharci yohow qaranka dayacaa. Sharci yohow qiyaastu luntaa. Sharci yohow qufuka jabiyaa.

Address

Bildhaan
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal-abuur mohamoud fadal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category