Crown Travel & Cargo Agency

Crown Travel & Cargo Agency Crown Travel & Cargo Agency is an International Travel agency works mostly in the East African countries Kenya, Somalia, Somaliland, Uganda, and Ethiopia.

Ogaysiis....Ogaysiis.... Visa Caafimaad Wadanka Dibadiisa ah...Waxa Xafiiska Crown Travel & Logistics ogaysiinaya dhamaa...
08/06/2018

Ogaysiis....Ogaysiis.... Visa Caafimaad Wadanka Dibadiisa ah...

Waxa Xafiiska Crown Travel & Logistics ogaysiinaya dhamaan dadwaynaha raba Visa Caafimaad in ay u hayaan Visa yaal Wadanka dibadiisa ah Gaar ahaan Hindiya, Turkey & Kenya oo deg deg kuugu soo baxaya 3 ilaa 4 todobaad (3 to 4 weeks) kaliya...

Hadaba, hadii aad danaynayso ama aad ogtahay cid danaynaysa fadlan lasoo xidhiidha Xafiiska Crown Travel & Logistics xafiiskiisa Hargeisa...

kala soo xidhiidha...
Mob :+252634430460
Email: [email protected]
Whatsupp:+252634476326
Address: 2nd Street, Near to Bari & Galbed Bus Station
Hargeisa Somaliland..

30/12/2017

Visa Caafimaad Wadanka Hindiya...

30/12/2017

Ogaysiis....Ogaysiis.... Visa Caafimaad Wadanka Hindiya....

Waxa Xafiiska Crown Travel & Logistics ogaysiinaya dhamaan dadwaynaha raba Visa Caafimaad in ay u hayaan Wadanka dibadiisa Gaar ahaan Hindiya in ay ku hayno Visa-yaal caafimaad oo deg deg kuugu soo baxaya 2 todobaad (2 weeks) kaliya...

Fadlan eeg Visa yaashii you danbeeyey ee xafiiska soo saaran waa 28-December-2017... Waa 2 cisho kahor.....

Hadaba, hadii aad danaynayso ama aad ogtahay cid danaynaysa fadlan lasoo xidhiidha Xafiiska Crown Travel & Logistics xafiiskiisa Hargeisa...

kala soo xidhiidha...
Mob :+252634476326
Email: [email protected]
Whatsupp:+252634476326
Address: Down Town, Libah Building, 1st Floor Room 3...
Hargeisa Somaliland..

Now fly to India with Air Arabia.
26/07/2017

Now fly to India with Air Arabia.

Do you need to work and live in Canada and Europe? If your answer is yes, please contact us we have opportunities of tho...
25/07/2017

Do you need to work and live in Canada and Europe? If your answer is yes, please contact us we have opportunities of those countries to live and work of them....

For further details and the cost price, please contact us for the below address

Hargeisa to Sharjah only $190
24/07/2017

Hargeisa to Sharjah only $190

GOOD NEWS!!! (QIIMO DHIMIS BALAADHAN)For the very first time, JUBBAAIRWAYS is now offering an exciting PROMO for the fol...
11/05/2017

GOOD NEWS!!! (QIIMO DHIMIS BALAADHAN)

For the very first time, JUBBAAIRWAYS is now offering an exciting PROMO for the following RETURN FLIGHTS below.

DUBAI-BOSASO-DUBAI 330 USD

BOSASO-DUBAI-BOSASO 330 USD

DUBAI-HARGEISA-DUBAI 270 USD

HARGEISA-DUBAI-HARGEISA 270 USD

DUBAI-MUQDISHU-DUBAI 430 USD

MUQDISHU-DUBIA-MUQDISHU 430 USD



These FARES are only VALID for L CLASS.


Validity dates of travel:

Going from today til 16th of June

Return from today til 15th of July



ENJOY YOUR TRAVEL WITH US!!!

Wixii Faah faahin inta dheer kala so xidhiidh
Xafiiska Crown Travel & Logistics

Address:
Libah Building 1st Floor, Room3
Oreintel Hotel Area; Down-town
Hargeisa; Somaliland
Tell: +252 63 4476326
Email: [email protected]

29/04/2017

Ogaysiis…. Ogaysiis ….Ogaysiis ….

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Ardayda Xiisaynaysa inay helaan Wax barasho Jaamacadeed Wadanka Pakistan, inay heli karaan Visa study, iyo jaamacado laga helo wax barasho tayo fiican leh, Jaamacadaha oo iskugu jira kuwo caalamiya iyo kuwo waddaniyaba.
Jaamacadaha waxaa ka mida
1) International Islamic University Islamabad
2) Preston University Islamabad
3) Iqra university Islamabad
4) Alhamd Islamic university Islamabad
5) Rephah International University

Maadooyinka lagu barto way tiro badan yihiin waxaase ka mida :
1) Business Administration
2) Islamic Economic
3) International Relations and Politics
4) Sociology
5) Electronic Engineering
6) Media and Communication
7) Computer science

Iyo maadooyin kale oo fara badan, hadaba qofkii u baahan inuu wax ka barto jaamacadaha wadanka Pakistan.
Maadooyinkan waxay leeyihiin BS BA MS MA M.Phill iyo waliba PHD.

Shuruuduhu waa:
1) Copy shaadada dugsiga sare
2) Valid Passport
3) two photo Passport size sawiro kur ah oo Blue tahay background ku.

Wixii Faah faahin intaa dheerad ah fadlan kala xidhiidh xafiiska Crown Travel & Logistics ee Magalada Hargeisa, Somaliland

Address:
Down Town, near Ali Matan Mosque
Libah Building 1st Floor, room 3
Hargiesa Somaliland.
Tell: +252 63 4476326
Email: [email protected]

25/04/2017

Ogaysiis....Ogaysiis.... Fursad Waxbarasho....

Waxa Xafiiska Crown Travel & Logistics ogaysiinaya dhamaan ardayda jecel waxbarashada in uu xafiisku kuu hayo Fursad waxbarasho oo Scholarship ah oo wadanka Dibadiisa ah, Gaar ahaan Wadanka China (Shiinaha).

Fursada Waxbarasho oo ah Shahaadada heerka Koobaad ee Bachelor Degree & Shahàadada heerka labaad ee Masters Degree iyada oo aad heli doonto Kuliyado kala duwan maka laga reebo kuliyada Caafimaadka.

Hadaba, hadii aad danaynayso ama aad ogtahay cid danaynaysa fadlan lasoo xidhiidha Xafiiska Crown Travel & Logistics xafiiskiisa Hargeisa...

kala soo xidhiidha...
Mob :+252634476326
Email: [email protected]
Whatsupp:+252634476326
Address: Down Town, Libah Building, 1st Floor Room 3...
Hargeisa Somaliland....

Welcome Crown Travel & LogisticsCheap Flights And Low Cost Dubai Airline In Fly Dubai Hargeisa to Dubia Return Ticket :4...
25/02/2017

Welcome Crown Travel & Logistics
Cheap Flights And Low Cost Dubai Airline In Fly Dubai
Hargeisa to Dubia Return Ticket :420 $
Hargeisa to Dubia One Way Ticket :260 $
For A more Comfortable Flying Experience
Contact us : Hargeisa Down Town Libah Building First Floor Room 3. Hargeisa, Somaliland,
Tell: +252 63 4476326
+252 65 9206655

Address

Main Street, Near Bari & Galbed Bus Station
Hargeisa
10101

Opening Hours

Monday 07:00 - 18:00
Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 18:00
Thursday 07:00 - 18:00
Saturday 07:00 - 18:00
Sunday 07:00 - 18:00

Telephone

+252 63 4430460

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Crown Travel & Cargo Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Crown Travel & Cargo Agency:

Share