Ciidanka Qaranka Somaliland

Ciidanka Qaranka Somaliland boqorka hadalka somaaliyeed

06/01/2024

Suaal Muhiima Ma Akhridaa
Qur'aanka kariimka Ah?
Hadii Aad qur'aanka Akhrido Maxaad Dareentaa Marka Aad Quraanka akhriyeyso dareen nooceya Ma isbadala jidhkagu

02/08/2023
02/08/2023
Maansha allaaah
13/04/2023

Maansha allaaah

28/10/2022
09/01/2022

Gunbaa haan laga unkaa
Duq baa geel loo tubbaa
Gow Baan ka Aqaan durbaan

15/08/2016

Alle haw naxariistee abwaankii waynaa ee abwaan dhoodaan
oo ahaa abwaan runtii uu illaahay xigmad ku manaystey hibana loo siiyey dhaqankana oo la kala dhig dhigo ayeynu caawa qaar ka mid ah suugaantii aynu ka dhaxalney ku xussi doonaa waxaa kamid ahaa gabayadiisii yaabka badnaa;

maahmaahyadey noo dhigeen
mid aan ka soo dheegey
intaad sacab,bada u dhigan lahayd nacab ku dhuudaaya dhafoor xun iyo cadawgaagu yuu dhuubni kaa garane si aad dhoomo inaad buuxsatoo dharagtay kuu moodo waxaaba loogu soo dhaashadaa dhuux sagaaraadde markuu hadalku geestuu u dhaco sii dhadh'dhamisaanna dhudhunkeeda taa lama lahayn dheefka raadsada'e malahu waa dhigaa lama baryee ceeb ka dhawrsada

28/01/2016

Maah maah waa odhaah kooban oo xambaarsan macne ama xigmad aad u qoto dheer maah maaha soomaalida waxaa ka mid ah:

Soomaalidu been way sheegtaa beense ma maah-maahdo

Sababta aanay been u noqonaynina waxa weeye''''waayo aragnimo ''''dhacdo in badan soo noq-noqotay ayuun baa qof caqli badan oo dadka ka mid ah lagu il haamiyaa in uu odhaah kooban ku shaambadeeyo dhacdadaa muuqata sida uu gabyaaguba xaalad soo martay u suugaaneeyo ama uu hal abuurka ugu kaydiyo

22/01/2016

18-May-2015

Address

Hanadhussein24@gmail. Com
Hargeisa
XAMSE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciidanka Qaranka Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category