Integrated Logistics Solutions Group - ILS

Integrated Logistics Solutions Group - ILS Mission
Our mission is to provide comprehensive logistics solutions tailored to the diverse needs of our clients.

We are dedicated to delivering exceptional service through industry expertise, advanced technology, and a committed team.

OGEYSIIS SHAQO – FARSAMO-YAQAANNO
12/04/2026

OGEYSIIS SHAQO – FARSAMO-YAQAANNO

25/02/2026
25/02/2026

Diyaar ma u tahay Tahay Su’aasha Maanta? – Ramadaan Mubaraka ILS Group

Cabdirizaq Jamac Koshin  ayaa ku guulaystay sadaashii ciyaarta Gaashaan iyo Dowladda Hoose ee Hargeisa  isagoo noqday qo...
07/02/2026

Cabdirizaq Jamac Koshin ayaa ku guulaystay sadaashii ciyaarta Gaashaan iyo Dowladda Hoose ee Hargeisa isagoo noqday qofka u horeeyay ee saxay sadaasha dhamaan shuruudihiina buuxiyay.
30$ ayuu ku guulaystay.

Hamblayo Mar labaad

Sadaali ciyaarta Barri oo  Ku Guulayso   $30 πƒπšπ°π₯𝐚𝐝𝐚 π‡π¨π¨π¬πž π‡πšπ«π πžπ’π¬πš Vs π†πšπ¬π‘πšπšπ§ π‡πšπ«π πžπ’π¬πš Ciyaarta ugu danbaysa Somaliland...
04/02/2026

Sadaali ciyaarta Barri oo Ku Guulayso $30

πƒπšπ°π₯𝐚𝐝𝐚 π‡π¨π¨π¬πž π‡πšπ«π πžπ’π¬πš Vs π†πšπ¬π‘πšπšπ§ π‡πšπ«π πžπ’π¬πš

Ciyaarta ugu danbaysa Somaliland Champoin

Shuruudaha Guulaystaha

1: like saar pageka
2: follow na dhe pageka
3: share dhehna postiga
4: Sadaashu Waxay Ku eeg tahay Marka ay Ciyaartu Bilaabmato
5: Hadii ay wada saxaan dhowr qofood waxaa ku guulaysan doona abaalmarinta qofka ugu soo horeeyay ee shuruudaha dhameystira.

Address

Jigjiga Yar Near Gulleed Hotel
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252637027777

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Integrated Logistics Solutions Group - ILS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Integrated Logistics Solutions Group - ILS:

Shortcuts

Share