HAPPY CARGO-Hargeisa

HAPPY CARGO-Hargeisa Happy cargo waa shirkad ka shaqaysa soo qaadista iyo soo iibinta alaabaha, waxaan xafiisyo ku leenahay CHINA , DUBAI, HARGEISA iyo WAJAALE.

hadii aad u baahan tahay in alaab lagaaga soo qaado CHINA iyo DUBAI (diyaarad iyo markab ) fadlan nala soo xidhiidh

Hel adeeg degdeg ah oo ammaan ah!Happy Cargo waxay kuu soo gudbinaysaa dalabkaaga si degdeg ah, kalsooni iyo adeeg tayo ...
02/06/2026

Hel adeeg degdeg ah oo ammaan ah!
Happy Cargo waxay kuu soo gudbinaysaa dalabkaaga si degdeg ah, kalsooni iyo adeeg tayo sare leh. Nala soo xidhiidh maanta oo ka faa’iidayso adeeg hufan oo sahlan.

Macmiil Badbaadada alaabtaada iyo farxad daadu waa hadafkeena!.
01/06/2026

Macmiil
Badbaadada alaabtaada iyo farxad daadu waa hadafkeena!.

Saadaali kulanka caawa Oo raac shuruudahan si aad u guuleyso ☆ follow garee page ka Happy-cargo☆ share garee post gan ☆ ...
30/05/2026

Saadaali kulanka caawa
Oo raac shuruudahan si aad u guuleyso
☆ follow garee page ka Happy-cargo
☆ share garee post gan
☆ ku qor comment ga
☆ Saadaalin tu waa in ay ahaataa cayaarta ka hor intey bilaabmin

Nala soo xidhiidh maanta si aad u hesho adeeg hufan oo fududeynaya ganacsigaaga iyo raristaada. 🤝

📞 063-4443100 / 063-8073339
📧 [email protected]

Eidul-ad ha  mubarak Dhammaan umada muslimka ah Alle ha inaga aqbalo camalada wanaagsan Ciidan ciideeda kale ha inugu ga...
26/05/2026

Eidul-ad ha mubarak
Dhammaan umada muslimka ah
Alle ha inaga aqbalo camalada wanaagsan
Ciidan ciideeda kale ha inugu gaadhsiiyo caafimaadqab
,barwaaqo iyo nabad. Farxad ku ciida.
Happy Cargo — Adeeg Degdeg ah oo Lagu Kalsoonaan Karo!

Waxaan kuu fududaynaynaa dirista iyo gaadhsiinta alaabtaada meel kasta oo dunida ah 🌍
✅ Fast Delivery
✅ Safe Delivery
✅ Global Shipping
✅ Supply Chain Solutions

Alaabtaada nagu aammin, waxaanu ku gaadhsiinaynaa si dhakhso iyo ammaan leh. 📦

📞 Nala soo xidhiidh maanta

Ka faaiideyso maalintan khayrka badan CARRAFAHappy Cargo waxay kuu fududaynaysaa adeegyada✔️ Air Cargo✔️ Sea Cargo✔️ Sup...
26/05/2026

Ka faaiideyso maalintan khayrka badan CARRAFA
Happy Cargo waxay kuu fududaynaysaa adeegyada
✔️ Air Cargo
✔️ Sea Cargo
✔️ Supply Chain

Alaabtaada waxaan ku gaadhsiinaynaa si ammaan ah, degdeg ah, iyo kalsooni leh meel kasta oo dunida ka mid ah. 🌍















Tijaabi Nasiibkaaga oo Guuleyso!Happy Cargo waxay kuu keentay fursad aad ku heli karto 5KG FREE  AH Qabso number, kadibn...
24/05/2026

Tijaabi Nasiibkaaga oo Guuleyso!
Happy Cargo waxay kuu keentay fursad aad ku heli karto 5KG FREE AH
Qabso number, kadibna page ka kusamee follow share &like si aad u guuleysato!

🌍 Shipping: China 🇨🇳 | Dubai 🇦🇪 ➜ Somaliland
📞 063-4443100 | 063-8073339
📩 [email protected]

Hashtags:

Hadii aan nahay Happy Cargo   Waxaan kuu fududeyneynaa raristaada!.Adeeg degdeg ah, ammaan ah, oo lagu kalsoonaan karo a...
23/05/2026

Hadii aan nahay Happy Cargo Waxaan kuu fududeyneynaa raristaada!.
Adeeg degdeg ah, ammaan ah, oo lagu kalsoonaan karo ayaan kuu haynaa si alaabtaadu ugu gaadho meel kasta waqtigeeda. 🌍📦

✔️ Logistics tayo leh.
✔️ Rarid degdeg ah.
✔️ Kalsooni iyo daryeelka dalabka macmiil ka .

Nala soo xidhiidh maanta si aad u hesho adeeg hufan oo fududeynaya ganacsigaaga iyo raristaada. 🤝

📞 063-4443100 / 063-8073339
📧 [email protected]

Jimce wanaagsan dhammaan umada muslimka ah.Happy Cargo — Adeeg Degdeg ah oo Lagu Kalsoonaan Karo!Waxaan kuu fududaynayna...
22/05/2026

Jimce wanaagsan dhammaan umada muslimka ah.
Happy Cargo — Adeeg Degdeg ah oo Lagu Kalsoonaan Karo!
Waxaan kuu fududaynaynaa dirista iyo gaadhsiinta alaabtaada meel kasta oo dunida ah 🌍
✅ Fast Delivery
✅ Safe Delivery
✅ Global Shipping
✅ Supply Chain Solutions.
Alaabtaada nagu aammin, waxaanu ku gaadhsiinaynaa si dhakhso iyo ammaan leh. 📦

📞 Nala soo xidhiidh maanta

Waxaan kuu fududaynaynaa dirista iyo gaadhsiinta alaabtaada meel kasta oo dunida ah .✅ Fast Delivery✅ Safe Delivery✅ Glo...
21/05/2026

Waxaan kuu fududaynaynaa dirista iyo gaadhsiinta alaabtaada meel kasta oo dunida ah .

✅ Fast Delivery
✅ Safe Delivery
✅ Global Shipping
✅ Supply Chain Solutions

Alaabtaada nagu aammin, waxaanu ku gaadhsiinaynaa si dhakhso iyo ammaan leh. 📦

📞 Nala soo xidhiidh maanta

Happy Cargo — adeegyada shipping, cargo, rarista badeecooyinka, iyo gaarsiinta degdega ah oo lagu kalsoon yahay.• Shippi...
20/05/2026

Happy Cargo — adeegyada shipping, cargo, rarista badeecooyinka, iyo gaarsiinta degdega ah oo lagu kalsoon yahay.

• Shipping Services
• Cargo & Freight
• Diris iyo Soo Dejinta Badeecooyinka
• Gaarsiinta Degdega ah
• Adeeg Lagu Kalsoon Yahay

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAPPY CARGO-Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share