Kiroole kaab moving service

Kiroole kaab moving service Kiroole kaab Moving, wuxuu kaa caawinayaa inaad si dhib yar u fudud u guurto taas oo badbaado u ah alaabtaada.

u Guur i Casriya oo Lasoo Xidhxidh Kiroole Kaab Moving Services

27/02/2023

Uguur sida ugu fudud howlyaraan iyo shaqale aqoon uleh aya kudiyarsan mcmiil

Fiid wngsan Ree Hargaysa👋🏻 Soraac pagekan si aad uga faiidaysato adeega aanu bixino    Share & like             Mhdsanid...
31/07/2022

Fiid wngsan Ree Hargaysa👋🏻

Soraac pagekan si aad uga faiidaysato adeega aanu bixino Share & like
Mhdsanidin🙏

Kiroole kaab Moving, wuxuu kaa caawinayaa inaad si dhib yar u fudud u guurto taas oo badbaado u ah alaabtaada.
u Guur i Casriya oo Lasoo Xidhxidh Kiroole Kaab Moving Services

23/07/2022

Galab wngsan dhamaan

Like saar pagekan 👍🏻

18/07/2022

Madonaysaa ind kaguurto gurigaga ama
Xafiiskaga shaqo
Sidokale marabtaa ind yarayso kharashka badan e
kaga baxa malinta aad gurayso

Adeega aanu bixino wxa kamid ah furfurka xidhxidhka iyo rarista alaabaha furnitureska ee guryaha iyo xafiisyada oo dhamaystiran sidookale uma baahnid ind raadiso gaadhigi kuu qadi laha alabatada anaka aya kuu diyaarinay # #0634005880

Address

Hargeisa

Telephone

+252634005880

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kiroole kaab moving service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share