17/07/2020
Alle ha u naxariistee maanta waxaan aas qaran u samaynay raisul wasaarihii h**e ee Soomaaliya Marxuum Xasan Abshir Faarax.
Waxaan u mahadnaqayaa cid kasta oo ka qayb qaadatay soo qaadidda iyo aas ka Marxuumka. Waxaan sidoo kale si gaar ah ugu mahadnaqayaa Raisul wasaaraha DFS Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka DFS, Madaxweyneyaasha Jubbaland, Galmudug, K-Galbeed, Hirshabelle iyo masuuliyiinta kale ee u soo safray inay nala qaybsadaan dareenka duugta marxuumka.
Allaah ha u naxariistee Marxuum Xasan Abshir faarax wuxuu ka mid ahaa asaasayaashii Dawladda Puntland, wuxuuna door muhiim ah ka qaatay midnimada iyo jiritaanka Dawladnimada Puntland iyo Soomaaliya.
# # Dowladda Puntland.
Saciid Dani
A state funeral was held in Garowe today for Hassan Abshir Farah. He was a distinguished politician who served Somalia/Puntland as Puntland’s first Interior Minister in 1998 and 2000. He served as Prime Minister for Somalia in 2001 and 2003. He also previously served as Mayor of Mogadishu, as Somalia's Minister of Fisheries and as a Member of Parliament.
Appreciate the participation of representatives of both Federal level and Federal Member States including; Hassan Khaire, Prime Minister of Somalia, Abdi Hashi Abdullahi, Speaker of the Senate of Somalia, Ahmed Abdi Karie, President of Galmudug, and Ahmed Mohamed Islaam, President of Jubbaland, Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen), President of South West, and Mohamed Abdi Waare, President of HirShabelle.