Akturk Cargo Puntland

Akturk Cargo Puntland AKTURK CARGO CO. is local logistic company which is part of Aktürk Export & foreign trade that is based in Istanbul-Turkey.

We facilitate the import and export of goods from Turkey to horn of Africa.

Ma doonaysaa alaab in lagaaga soo qaado Turkiga ama China. Nala soo xiriir waxaan kugu keenaynaa gurigaaga ama goobtaada...
16/05/2025

Ma doonaysaa alaab in lagaaga soo qaado Turkiga ama China. Nala soo xiriir waxaan kugu keenaynaa gurigaaga ama goobtaada ganacsi.

21/04/2022

Dhammaan macaamiisheena waxaan ka raaligelinaynaa alaabaha aan usoo qaadnay dib udhaca ku yimi sababo la xiriira diyaaradaha Dubia ee Soomaaliya yimaada darteed.
Waxaan rajaynaynaa in aan nala fahaantaan duruufaha adag aan ku shaqaynayno iyo dadaalka aan mar walba idiin hayno.
Mahadsanidiin
Ku xirnow markasta shirkadda .

Akturk Cargo Puntland Waa fududeeye Aad wada sugayseen Ka Dalbo Alaabaha aad Uga baahan tahay Dalka Dibadiisa oo Hel Adi...
14/02/2022

Akturk Cargo Puntland Waa fududeeye Aad wada sugayseen Ka Dalbo Alaabaha aad Uga baahan tahay Dalka Dibadiisa oo Hel Adigoo Jooga Gurigaaga.

17/01/2022

Akturk Cargo waxay kaa caawinaysaa alaab kasta aad uga baahan tahay in Turkiga lagaaga soo gado laguuna soo qaado oo Soomaaliya lagugu keeno.

Ganacsade Si fudud ayaad ku helaysaa Badeecooyinkaaga Waxaana laguugu keenayaa Degaanka aad joogtid.Soo Wac: ☎️849191   ...
13/01/2022

Ganacsade Si fudud ayaad ku helaysaa Badeecooyinkaaga Waxaana laguugu keenayaa Degaanka aad joogtid.

Soo Wac: ☎️849191 📞 0907799828 📞 0907740661

Maamulka xarunt Akturk oo kulan sidii loo dardargelin lahaa shaqada loo hayo macaamiisha ee Kargooda kaga wada hadlay xa...
09/01/2022

Maamulka xarunt Akturk oo kulan sidii loo dardargelin lahaa shaqada loo hayo macaamiisha ee Kargooda kaga wada hadlay xarunta dhexe ee Istanbul.

Xafiiska cusub ee Akturk ee laga furay Caasumada Puntand Garowe wuxuu alaabaha kaaga keenaysa Turkey kuna gaynaysa guud ahaan Meelkasta oo aad ka joogto Degaanada Puntland & Galmudug.

Wac: ☎️849191 📞 0907799828 📞 0907740661
Call ama Whatsapp : +252 907 799829
Call ama Whatsapp :+90 544 378 91 91




Akturk Cargo Puntland  Sanad Cusub ayaa ubilawday shaqo wacan inaan macaamiisha la wadaagno ayaan rajaynaynaa.
01/01/2022

Akturk Cargo Puntland Sanad Cusub ayaa ubilawday shaqo wacan inaan macaamiisha la wadaagno ayaan rajaynaynaa.




30/12/2021

Ma ogtahay Ganacsade in Puntland gaar ahaan Garowe lagaaga furay shirkadda Akturk Cargo Puntland oo alaabaha kaaga keenaysa Turkey kuna gaynaysa guud ahaan Meelkasta oo aad ka joogto Degaanada Puntland & Galmudug.

Wac: ☎️849191 📞 0907799828 📞 0907740661




29/12/2021

Kusoo dhawoow Ganacsade waxaa Garowe lagaaga furay shirkadda Akturk Cargo Puntland oo alaabaha kaaga keenaysa Turkey kuna gaynaysa guud ahaan Puntland & Galmudug.

Wac: ☎️849191 📞 0907799828 📞 0907740661




Ma ku dhibtoon jirtay hadii aad ka rabto alaab inaad ka dalbato Wadanka Dibadiisa, Hadaba Akturk Cargo Puntland ayaa kuu...
28/12/2021

Ma ku dhibtoon jirtay hadii aad ka rabto alaab inaad ka dalbato Wadanka Dibadiisa, Hadaba Akturk Cargo Puntland ayaa kuu fududaynaysa inay kuu keento meel kasta oo aad joogto gaar ahaan Degaanada Puntland.
Xarunta waxay ku taala Garoowe gaar ahaan Aaga Masjidu Raxma ee Injida.

Wac: ☎️849191 📞 0907799828 📞 0907740661


Dhammaan alaabaha aad uga baahan tahay Turkiga waa lagaaga soo qaadayaa, sida:  1. Dharka,  kabaha & waxyaalaha lagu isk...
23/12/2021

Dhammaan alaabaha aad uga baahan tahay Turkiga waa lagaaga soo qaadayaa, sida: 1. Dharka, kabaha & waxyaalaha lagu isku carfiyo ama lagu carfyo guryaha 2. Qalabka dayactirka baabuurta,
3. Qalabka Xaafisyada iyo guryaha



22/12/2021

Kusoo dhawoow Ganacsade waxaa Garowe lagaaga furay shirkadda Akturk Cargo Puntland oo alaabaha kaaga keenaysa Turkey kuna gaynaysa guud ahaan Puntland & Galmudug.

Wac: ☎️849191 📞 0907799828 📞 0907740661




Address

Inji Market, Opposite Majid Alrahma
Garowe
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 18:30
Wednesday 07:00 - 18:30
Sunday 07:00 - 18:30

Telephone

+252907799828

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Akturk Cargo Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Akturk Cargo Puntland:

Share