27/02/2020
Assalaamu calaykum, Hayaan Travel Services waxay idiinku bishaaraynaysaa in furantahay aqbalaadda Waxbarashada Heer jamaacadeed dalalka Pakistan iyo Bangaladesh haddaba ciddii danaynaysa inay ka faaideysato fursadahaas hanagalasoo xiriireen:
0907721329/0907765657.