13/05/2026
Mahadka Barashada Duulimaadka ee Puntland Aviation College ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyey maamulaha Mideye Travel Solution, Mudane Mohamed Abdiaziz Suuley doorkii uu ka qaatay tababarka dhanka practicalka ee ardayda uu ka caawiyey.
Mahadsanidiin bahda Puntland Aviation.