Ismail Mire International Airport

Ismail Mire International Airport Ismail Mire International Airport

Garoonka diyaaradaha ee ismaaciil mire International Airport maalinba heer ayuu soomaray mar waxaa jirtay halkan ay ahay...
07/03/2020

Garoonka diyaaradaha ee ismaaciil mire International Airport maalinba heer ayuu soomaray mar waxaa jirtay halkan ay ahayd hawd cidla ah.

Dadka deegaanka oo isxilqaamay ayaa ka dhistay garoonkan, Xilliyo adag ayaa laga faa'iidaystay, Maantana dadka deegaanku waxay nasiib u yeesheen inay uga faa'iidaystaan isku xirka gobolada Dalka waa Guul kale oo u soohoyatay shacabka.

Waxaa lajoogaa xilligii markale la isutaagi lahaa sidii lagu dhisilahaa dhismaha Terminal ay kunastaan dadka dhoofaya iyo kuwa soodegaya adeegyadii loobaahnaana ay ka heli lahaayeen.

Guul & Horumar Ismail Mire International Airport

Garoonku Waa Furanyahay Shaqaaqadii Kadhacday waxba k**a badalayso Shaqadii kasocotay
06/02/2017

Garoonku Waa Furanyahay Shaqaaqadii Kadhacday waxba k**a badalayso Shaqadii kasocotay

Diyaaraddii siday maydka Marxuum Garaad Abshir Saalax Maxamed ayaa daqiiqado ka hor ka degtay Garoonka dayuuradaha ee Is...
11/07/2016

Diyaaraddii siday maydka Marxuum Garaad Abshir Saalax Maxamed ayaa daqiiqado ka hor ka degtay Garoonka dayuuradaha ee Ismaaciil Mirre ee magaalada Buuhoodle.

Waxaa loo galbiyay deegaanka Balicad, oo ay ku suganyihiin kumanaan ruux oo uu ka midyahay Boqor Burhaan iyo Madax-dhaqameed kale, si ay aas qaran ugu sameeyaan Garaadka oo Balicad lagu duugayo.

Maamulka Khaatumo ayaa gacanta ku haya amniga goobta lagu duugayo maydka Garaad Abshir Saalax, waxaa na meesha ka baxay hadal hayntii iyo hungurigii maamulka Somaliland ka hayay maamulka aaska Garaadka.

Alle ha u raxmado Garaad Abshir Saalax Maxamed oo inta aannu noolahay aan xasuustayada ka go'i doonin.

Waa qayb kale oo kamid ah horumarka & faa'iidooyinka Garoonka diyaaradaha ee magaalada BuuhoodleProf Cali Khaliif Galayd...
14/08/2015

Waa qayb kale oo kamid ah horumarka & faa'iidooyinka Garoonka diyaaradaha ee magaalada Buuhoodle
Prof Cali Khaliif Galaydh oo wada daawo iyo agab caafimaad ayaa kasoo degey maanta garoonka diyaaradaaha ee Ismaaciil mire international airport

Diyaarada siday Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galayr & wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo caga dhigatay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Buuhoodle waxaana siweyn halkaasi ...

Garoonka Diyaaradaha ee magaaladda Buuhoodle Ismaaciil Mire International Airport ayaa saaka lagu wadaa inay kasoo degaa...
30/11/2014

Garoonka Diyaaradaha ee magaaladda Buuhoodle Ismaaciil Mire International Airport ayaa saaka lagu wadaa inay kasoo degaan wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Dawlad goboleedka Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) .

Waftigan oo ay kamid yihiin Isimadda waaweyn ee Khaatumo ayaa la filayaa saacadaha inagu soo aadan inay kasoo degaan garoonka.

Magaaladda Buuhoodle ayaa xiligan laga dareemayaa u diyaar garowga soo dhoweynta Waftigaasi oo lagaga hortegayo Garoonka diyaaradaha ee magaaladda Buuhoodle.

Suldaan Siciid Cismaan oo kamid ah Waftiga saaka kasoo duulaya magaaladda Muqdisho ee kusoo Wajahan Buuhoodle ayaa sheegay in hadda ay kusugan yihiin Garoonka Aden Cadde xili dhowna soo duulayaan.

Sidoo kale Maareeyaha Garoonka Buuhoodle Cabdiraxmaan Maxamed Axmed ayaa noo xaqiijiyey in saacadaha soo socda uu soo wajahan yahay duulimaadka sida waftigan.

Madaxweyne kuxigeenka Khaatumo State Cabdalle Cagalulle ayaa mudo ku maqnaa safar dalka dibadiisa ah iyadoo dhowaan uu soo gaaray magaalada Muqdisho waxayna halkaas iska soo raaceen wafti Isimo ah oo mudo kusuganaa magaaladda Muqdisho.

29/08/2014

Ismail Mire International Airport

Ismail Mire International Airport
29/08/2014

Ismail Mire International Airport

Address

Buuhoodle
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ismail Mire International Airport posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category