Bossaso international Airport BIAC

Bossaso international Airport  BIAC Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bossaso international Airport BIAC, Bosaso International Airport, Bosaso.

Bosaso International Airport Company (BIAC) provides airport management, ground handling services, passenger assistance, and aviation support services at Bosaso International Airport in Somalia.

11/04/2026

Bossaso International Airport 100079744781232:2048:Bossaso international Airport BIAC Part 3

11/04/2026

Bossaso international Airport waxan maantay kormeer shaqo ka bilaabay wasiirka wasaarada duulista iyo hawada iyo agaasimaha guud oo kormeeray qaybo kamida karoonka
Bossaso international Airport BIAC

11/04/2026

Bossaso International Airport Bossaso international Airport BIAC

Kuso dhawaado Bossaso Airport Hotel
09/04/2026

Kuso dhawaado Bossaso Airport Hotel

09/04/2026

Qaybgalka Xafladda Furitaanka ee Lagu Qabtay Hotelka Bosaso
Maamulka iyo madaxda Garoonka Diyaaradaha Bosaso waxay si rasmi ah ugu mahadcelinayaan dhammaan marti sharaftii ka soo qayb gashay xafladdii furitaanka ee lagu qabtay hotelka cusub ee Bossaso international Airport BIAC.
Xafladdan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaa ka soo qayb galay madax kala duwan oo ay ka mid yihiin madaxda dhaqanka, wasiirro ka tirsan dowladda, saraakiishka, hawl-wadeennada garoonka, warbaahinta, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Maamulka garoonka waxay si gaar ah ugu bogaadinayaan ka soo qaybgalayaasha doorkooda muhiimka ah ee ay ka qaateen guusha munaasabaddan, taas oo ka tarjumaysa wada shaqayn, isku duubni, iyo horumarinta adeegyada bulshada.
Ugu dambayn, waxaan mar kale u mahadcelinaynaa cid kasta oo gacan ka geysatay qabsoomidda xafladdan, waxaana rajaynaynaa sii xoojinta iskaashiga mustaqbalka.

28/03/2026

Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Boosaaso wuxuu si diirran u soo dhaweynaynaa diyaaradda Star Airline. Aad ayaan ugu faraxsanahay imaanshaheeda, waxaana rajaynaynaa iskaashi wanaagsan iyo adeeg bulsho oo faa’iido leh.
Ku soo dhowaada gacmo furan iyo adeeg hufan,
Garoonku wuxuu u furan yahay cid kasta, gaar ahaan shirkadaha diyaaradaha, ganacsatada, iyo dhammaan bulshada ka faa’iidaysanaysa adeegyada duulimaadka

Bossaso international Airport BIAC

26/03/2026
🌟✈️ Bossaso International Airport AIRPORT – WAR FARXAD LEH OO CUSUB! ✈️🌟Garoonka Diyaaradaha Boosaaso wuxuu si wanaag iy...
22/03/2026

🌟✈️ Bossaso International Airport AIRPORT – WAR FARXAD LEH OO CUSUB! ✈️🌟

Garoonka Diyaaradaha Boosaaso wuxuu si wanaag iyo farxad leh ugu dhawaaqayaa adeeg duulimaad oo cusub oo ay bilaabayso Star Airline! 🎉

🌍 Jid cusub oo isku xiraya: 📍 Nairobi – Muqdisho – Boosaaso
🗓 Bilaabashada: 28 Maarso 2026
📅 Duulimaad: Sabti walba (Insha Allah)

✨ Adeeggan cusub wuxuu fududeynayaa safarkaaga, wuxuuna xoojinayaa isku xirka ganacsiga iyo bulshada gudaha iyo dibaddaba.
🎟 Ha moogaan fursaddan! Qorshee safarkaaga maanta.

🙏 Kusoo dhawaada Bossaso International Airport – Meesha safarkaagu ka bilaabmo!
international Airport BIAC

OGAYSIIS SHAQOHotelka Bosaso Airport Hotel wuxuu ku wargelinayaa dhammaan dadka shaqo doonka ah in hotelku qaadanayo sha...
08/03/2026

OGAYSIIS SHAQO

Hotelka Bosaso Airport Hotel wuxuu ku wargelinayaa dhammaan dadka shaqo doonka ah in hotelku qaadanayo shaqaale cusub maadaama uu ku jiro marxaladda furitaanka (Pre-Opening).

Shaqooyinka banaan waxaa ka mid ah:

Maaliyadda
• Madaxa Maaliyadda
• Isku-duwaha Maaliyadda

Iibka & Bakhaarka
• Maareeyaha Iibka (Procurement Manager)
• Kaydiyaha Bakhaarka (Storekeeper)

Shaqaalaha
• Maareeyaha Shaqaalaha

Teknolojiyadda
• Maareeyaha IT-ga

Suuq-geynta
• Maareeyaha Iibka (Sales Manager)

Injineernimada
• Madaxa Injineerada
• Farsamo-yaqaan Guud

Soo-dhoweynta Martida
• Maareeyaha Front Office
• Shaqaalaha Miiska Soo-dhoweynta
• Qaadaha Shandadaha (Bell Attendant)

Nadaafadda
• Maareeyaha Nadaafadda
• Kormeeraha Nadaafadda
• Shaqaalaha Nadaafadda

Laundry
• Kormeeraha Dhaqidda Dharka

Cuntada & Cabitaanka
• Maareeyaha Cuntada iyo Cabitaanka
• Hoggaamiyaha Shaqaalaha Maqaayadda
• Shaqaale Maqaayad

Jikada
• Madaxa Cunto-kariyayaasha
• Kariye Qayb gaar ah
• Kaaliyaha Kariye
• Kariye Heer Hoose
• Kormeeraha Dhaqidda Weelasha
• Dhaqaha Weelasha

Madadaalada
• Shaqaale Madadaalo (Recreation Attendant)

📩 Sida loo codsado:
Email: [email protected]
Ama website: www.legacy-careers.com

Dadka daneynaya shaqooyinkan waxaa lagu dhiirigelinayaa inay sida ugu dhaqsaha badan u soo diraan codsigooda.

Address

Bosaso International Airport
Bosaso
BSA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bossaso international Airport BIAC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bossaso international Airport BIAC:

Share