Suupan transportation and logistics company

Suupan transportation and logistics company shirkada safarada Gobolada dalka EE SUUBAN

𝐒𝐀𝐍𝐀𝐃 𝐖𝐀𝐂𝐀𝐍 𝐃𝐀𝐃𝐊𝐀𝐘𝐆𝐎𝐎𝐖, Idilkiinba sallaan iyo sanad wacan oo wannaagsan, Dhammaan Bah-weynta shirkadda Safarada iyo qaa...
01/01/2026

𝐒𝐀𝐍𝐀𝐃 𝐖𝐀𝐂𝐀𝐍 𝐃𝐀𝐃𝐊𝐀𝐘𝐆𝐎𝐎𝐖, Idilkiinba sallaan iyo sanad wacan oo wannaagsan, Dhammaan Bah-weynta shirkadda Safarada iyo qaadista Allabaha ee Supan Transportation & Logistics waxay hambalyo udirayaan Shacabweynaha soomaaliyeed, Macaamisha Shirkadda oo annaa soo koobi karrin,saaxibada ku taxan barahana kalla duwan,iyo cidwalba ay soo gaarto hambalyada sanadka cusub, waxaan idinla lee nahay Sanad wacan oo wannagsan illahay sanadkaan billowdey mid Cafimaad,cibaado,amni iyo cadaalad u horseeda bulshada soomaaliyeed haka dhigo.

Ka Supan ahaan sanadkaan idlaaday wuxuu noo ahaa sanad aannu ka dhabeynay hadafyo fara badan, sanad macaamiisha shirkadda aan usoo kordhinay adeegyo hufan ooy ka marag kacayaan,sanadkaan cusubne waa mid aannu la jaanqaadi doonno haddii Eebe idmo, markale sanad wacan oo wannaagsan 🎆🎉2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣

Address

Bosaso

Telephone

+252907535345

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suupan transportation and logistics company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share