Xamlada Xajka iyo cumrada

Xamlada Xajka iyo cumrada Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xamlada Xajka iyo cumrada, Travel and transport, Mecca.

07/09/2022

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Kusoo dhowaada walaalayaal xamlada xajka iyo cumrada ee tayasiir

*maxaanu qabanaa* ?

Nebigu SCW wuxu tilmaamay qofku markuu geeriyoodo in camalkiisu istaago waxa usii socon kara uun dhowr shay oo uu ka mid yahay walad uu ka tegay oo wanaag u sameeya , khayr iyo sadaqo u bixiya ama usoo duceeya.
waxaana ka mid ah waxyaabaha waalidka loo qabto cumrada oo ah qofku waalidkii inuu ka cumreeyo ama cid ka cumraysa u wakiisho hadii aanu tegi karayn masaajidka xaramka ee barakaysan
anagoo taa ka duulayna ayaanu umada somaliyeed ee jecel inay waalidiintood u sama falaan ee aan duruufuhu u saamaxayn inay yimaadan xaramka aanu waalidiintood uga cumraynaynaa anagu

*YAA LAGA CUMRAYN KARAA ?*

waxa laga cumrayn karaa laba qofuun
- qof geeriyooday
- ama qof dhulyaala oo xanuunsanaya aanna socon karayn
hadii aad u baahantahay in hawshaa laguu qabto soo dhawaw waanu kuu fududaynaynaa inshallaah

06/09/2022

Xamlada Xajka iyo cumrada waxay kuu fududaynaysaa in waalidkaa laga cumreeyo

If you want to perform Umrah for your parents, we will make it easy for you

maamulka xamlada xajka iyo cumrad ee taysiir wuxuu ugu bushaaraynaya dhamaan umadda somaliiyeed qof kasta oo jecel in uu...
20/04/2022

maamulka xamlada xajka iyo cumrad ee taysiir wuxuu ugu bushaaraynaya dhamaan umadda somaliiyeed qof kasta oo jecel in uu waalidkii u samo falo waxna kadaba geeyo in looga gudayo waalidkii cumrada bisha ramadaan ee barakaysan

waxaa cumrada ka gudayaa waalidkaa culumo joogta magaalada makka waxna ka barata xalaqaadka masaajidka xarmaka

lagama rabo qofka doonaya waalidkii in looga cumreeyo kumanaanka doolar ee dadka looga qaado khidmada
sidoo kale waxa loo soo duubayaa qofkà bilow ilaa dhamaad marka waalidkii laga cumraynayo

fadlan qofkii u baahan in waalidkii looga cumreeyo bisha ramadaan ee barakaysan ha nagala soo xidhoodho whatsApp lambarka ah
http://Wa.me//966562037548

ilaahay waxaan uga baryaynaa qofkasta oo sii faafiya khayrkaa in uu ku irsaaqo imaanshaha baytka alle aduun iyo aakhirna barakeeyo muraadkiisoo sanna siiyo

Address

Mecca
24231

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamlada Xajka iyo cumrada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share