Soomalis in Romaniya

Soomalis in Romaniya Halkaan waxaad ka Heleysaa wax walbo oo Ku saabsan Dalka Romania

04/05/2023

Hadii. Aad joogto wadamada khaliijka

Saudi arabia kuwait qadar bahrein UAE

Iyo masar. Visa waxbrasho yurub ah daneeyneeso nala soo xariir

Hargeisa. Ama Muqdisho  mesha aad joogto ayaad toos uga duuleesaa wax visa ah uma baahnid inaa safarad ka doonato.  Visa...
19/04/2023

Hargeisa. Ama Muqdisho mesha aad joogto ayaad toos uga duuleesaa wax visa ah uma baahnid inaa safarad ka doonato. Visaha waa on arrival marki lagu soo saaro addmission ka jamacada

Visa waxbarasho dalka belerusSoo dhaweeyn airporka ahIyo meesha aad ku dagi laheed oo free ahNala soo xariir
17/04/2023

Visa waxbarasho dalka belerus

Soo dhaweeyn airporka ah

Iyo meesha aad ku dagi laheed oo free ah

Nala soo xariir

Waxaa furmay scholarshipka eey bixiso dowlada Romania.  Ardayda. Daneeyneeso weey ka fa’idesan karaan online hadii aad u...
28/12/2022

Waxaa furmay scholarshipka eey bixiso dowlada Romania. Ardayda. Daneeyneeso weey ka fa’idesan karaan online hadii aad u baahantahay in lagaa caawiyo oo lagu xareeyo waad nala soo xiriiri kartaa

Full Scholarships(deeq waxbarasho)
- Nooca taqasuska: dhamaan Kuliyadaha marka laga reebo caafimadka( Medicine) .
-Waxa so codsan kara ardayda Bachelorka, Masterka, PhD.

deeqda waxbarasho:-
Ardayda waxey si bilaash ah ku helayaan:-
-Waxbarasho –Agab waxbarasho –Jiif -Ceymiska Caafimaadka - Kaarka Baska lagu raaco. –Shaqo saacado ah. - Lacag jeeb gashi oo billa ah( £65Ardayga Bachka ah, £75Ardayga Masterka ah, £85Ardayga PhD ah)

La multi ani RomaniaHappy independence day Romania
02/12/2022

La multi ani Romania

Happy independence day Romania

31/10/2022

Ku socoto somalida heesata dhalashada yurub ee daganaashaha ka rabo ineey ka qataan Romania

Waxaan kaa caawineeynaa daganashaha Romania inaad laba maalin ku qaadato hadii aad heesato Pasaporka ween ee yurub(europian citizenship)
Sidoo kale waxaan ka caawineeynaa inaan kula diyaarino waraaqaha casumada (invitation letter) ee aad familkada u direeyo waxaan kaloo kaa caawineeyna Balanta safaarada România wadanka uu joogo qofka aad casumaada u direeyso

Piata unirii Bucharest
02/10/2022

Piata unirii Bucharest

25/09/2022

Halkaan Kala soco wax walbo oo ku saabsan Soomalida Romania

14/09/2022

Somalis in Romania

02/09/2022

Kusoo dhawaada walaalayaal page ka soomalida romania halkaan waxaan uga hadli doonaa arima ku saabsan soomalida ku nool Dalka Romania iyo kuwa rabo hadeer ineey imaadaan Romania

Address

Bucharest

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soomalis in Romaniya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share