Sompost-Send post to Somalia Fast and Cheap

Sompost-Send post to Somalia Fast and Cheap Sompost waxay ku fududeynaysaa inaad alaab udirto somalia adigo jooga qurbaha

26/11/2021

😱😱😱VÅRT BESTE TILBUD NOENSINNE😱😱😱

🍭🍭🍭KUN 8KR PR HEKTO FOR ALL LØSVEKT🍭🍭🍭

***Gode tilbud på alle våre produkter***

BESTILL IDAG PÅ
www.heavenlydelights.no

DEL TILBUDET OG VÆR MED I TREKNINGEN AV 1 KG DEILIG HEAVENLY DELIGHTS MIKS

Denne gangen trekker vi hele 3 vinnere!

For å være med på trekningen gjør følgende:
1. Lik innlegget
2. Tagg 5 venner
3. Del innlegget

Hogaamiyaha Dhalinyarada Galmudug Ali Eid ku dooro Amni Cadaalad Sinaan iyo Horumar  #
27/01/2020

Hogaamiyaha Dhalinyarada Galmudug Ali Eid ku dooro Amni Cadaalad Sinaan iyo Horumar

#

25/01/2020
Ku dooro Danta Dadka Galmudug  #
25/01/2020

Ku dooro Danta Dadka Galmudug
#

Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug ayaa diiwaangeliyay qaar ka tirsan Musharixiinta...
23/01/2020

Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug ayaa diiwaangeliyay qaar ka tirsan Musharixiinta u tartamaysa xilka Madaxwayne ku xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug, sidookale Guddiga ayaa sheegay waqtiga Araaji qabashada lagu daray sadex maalmood maalinta Jimacahana uu shaqeyn doono Guddiga waxayna ku egtahay diiwaangelinta Musharixiinta 26ka bisha janayo 2020.

Musharax Ali Eid ayaa noqday Musharaxii ugu horeyay oo is diwaangaliya islamarkana qatay Shahaadadi Aqonsiga.

https://www.allbanaadir.org/?p=140452
13/01/2020

https://www.allbanaadir.org/?p=140452

Waxaa la filayaa in dhawaan magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaro Musharax Cali Maxamed Ciid oo u taagan qabashada xilka Madaxweyne kuxigeenka maamulka Galmudug. Musharaxa oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in uu gaaro magaalada Dhuusomareen...

Adeeg iyo Amaano  Ali Eid For Galmudug
08/01/2020

Adeeg iyo Amaano Ali Eid For Galmudug

Musharax Madaxweyne kuxigeen Galmudug Cali Ciid wa Musharax horay lo soo tijaabiyay.Cali Ciid waxaa uu Wasiir ka so noda...
07/01/2020

Musharax Madaxweyne kuxigeen Galmudug Cali Ciid wa Musharax horay lo soo tijaabiyay.

Cali Ciid waxaa uu Wasiir ka so noday Xukuumadi Galmudug xiligii Abdikariim Xusein Gulled waxaana lagu Xasuusta heerka u gaarsiyay adeegyada Caafimad ee Galmudug.

Sido kale Wasiir Cali Ciid waxaa lagu xasuusta sidi dad badan oo reer Galmudug ah uga samata bixiyay Abaartii ba,nayd ee ka dhacday Gobolada dhex ee Somalia.

https://www.allbanaadir.org/?p=138878
27/12/2019

https://www.allbanaadir.org/?p=138878

Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug looga dhawaaqo Xildhibaanada kamid noqonaya Baarlamaanka labaad ee Galmudug kuwaa oo iyana dooran doona Hogaanka sare ee maamulka. Doorashada Hogaanka sare ee Galmudug gaar ahaan Madaxweynaha , Madaxweyne kuxigeenka iy...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO HOOYGA UU KA DEGAN YAHAY NAYROOBI KU QAABILAY MADAXWEYNE UHURU KENYATTANayroobi, Nofeembar 14, 20...
14/11/2019

MADAXWEYNE FARMAAJO OO HOOYGA UU KA DEGAN YAHAY NAYROOBI KU QAABILAY MADAXWEYNE UHURU KENYATTA

Nayroobi, Nofeembar 14, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan miro dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo ku soo booqday hooyga Madaxweynuhu uu ku degan yahay magaalada Nayroobi.

Labada Madaxweyne oo iska xog-wareystay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Gobolka, xiriirka labada dal iyo fursadaha iskaashiga ee labada shacab ee dariska.

Madaxweyne Farmaajo ayaa shir jaraaid oo ay wada jir u qabteen Madaxweyne Uhuru waxa uu uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Kenya martisoorka iyo soo dhaweynta diirran ee ay ku qaabileen isaga iyo wafdiga Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya ee ka qeyb galayey Shirka Caalamiga ah ee Dadweynaha iyo Horumarka ee Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ay muhiim tahay in Dacwadda Badda ee taalla Maxkamadda Caddaaladda Adduunka aysan wax saameyn ah ku yeelanin xiriirka wanaagsan ee labada dal, ayna Soomaaliya iyo Kenya ka dhaxeeyaan dano badan oo wadaag ah oo faa’iido u leh labada dowladood iyo labada shacab.

Dhankiisa, Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa uga mahadceliyey Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ka qeyb galkooda shirka Nayroobi, isagoona tilmaay in ay ka go’an tahay xoojinta xiriirka soojireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal ee dariska ah.

Labada Madaxweyne ayaa isla qaatay in la fududeeyo isu-socdaalka labada shacab, dibna loo soo celiyo dulimaadyada tooska ah ee Nayroobi iyo Muqdisho, iyadoo masuuliyiinta iyo shaqaalaha rayidka ah ee Dowladda ay dal-ku-galka Kenya ka qadaanayaan goormada diyaaradaha ee dalkaas.

DHAMMAAD

We’d like to extend extreme gratitude to Hass Petroleum and SCCI  for  sponsoring  Mogadishu International Expo 2019
22/09/2019

We’d like to extend extreme gratitude to Hass Petroleum and SCCI for sponsoring
Mogadishu International Expo 2019

Adresse

Oslo
0188

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Sompost-Send post to Somalia Fast and Cheap legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Del