11/10/2021
Bishaaro bishaaro dadqeynaha kunool netherland waxaana idinku bushareynaa inshalah in an bilaabidona ticket yadi Iyo cumradi inshalah December inshalah. Iyo ticketki zomarka inshalah 2022 laguna bixinaaye Tartiibbtartiib inshalah
Somalia inshalah. Sida muqdisho. Hargeysa. Garoowe. Djibouti inshalah isdiwangelinta weybilaabe mardhow inshalah.
Ku so dhawada gacma furan inshalah mahadsanidin