10/11/2024
Salaama macaamiisha sharafta leh ee Bee Air Service.
Bee Air service wexeey idiin soo kordhisay "Lakulan oo Caawi"(Meet and Assist Service) waxa loo yaqaano oo ah soo dhaweynta maamuusida sida gaarka ah ee qofka diyaarada gaari gaara inta looga soo qaado safafka dhaadheer lasoo dhinac marsho immigration ka safafkiisana lasoo dhaafsho si dagdag ah loogu adeego kadibna boorsooyinkiisa inta loo raadiyo loosoobiyo isoona wax shaqaa qaban ee shaarkiisa u cadyahay ama dresskeeda u cadyahay ee loo riixaayo alaabta banaanka airport ka cidi ku sugeysay lagu simaayo oo ah adeeg madaxda iyo dadka bulshada dhexdaada caanka ka ah iyo kuwa Alle wax siiyay loogu talo galay.
Cidii daneeyneeesa wexeey toos nagala soo xariiri karaan numbarada ku xusan hoos.
Balanteenu waa shaqo hufan iyo qanaacada macaamiisheena sharafta leh iyo ilaalinta magaca Shirkada Bee Air Service๐๐ธ๐ด๐๐พ