Siciid Calaqann

Siciid Calaqann maadaama aan nahay dad islaam ah waa inay kaa muuqataa diinta aad haysataa haday noqoto, markaad had

14/10/2024

رب اغفر لي ولوالدي وللمؤمنين يوم يقوم الحساب

12/07/2023
AlhamdulilaH
11/07/2023

AlhamdulilaH

10/07/2023
28/12/2020

Amazing

27/12/2020

Hadii qanaaca la waayo
Waxpa ma kugu filnaanayaan

27/12/2020

Qanaaca haddii la waayo
Waxba kugu filnaan maayaan

25/12/2020

اللهم صلى على محمد

20/12/2020

Qaar ka mid aah xikmadaha Sh.Mustafe X. Ismail

1-| " Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano , Aakhirana yaqaano Adduunkana uu isbedel ka samayn karo " .

2-| " Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxaa " .

3-| " inaad noqoto qof Hami leh oo Han leh , oo Hiigsi leh , oo Hiraal uu muuqdo waa lagama marmaan ".

4-| " Dad baa dibada/Banaanka ku qurux badan, guriga markay soo galaana bahal ah. Qofka aad nolosha isku darsateen iyo caruurtaada kuu dhashay inaad ku xumaato, dibadana nin fiican oo laguu yaqaano, hebel la yidhaahdo noqotid wax fiican maaha ."

5-| " Dunida dadka isdila iyaga ugu badan reer galbeedku , meeday barwaaqaada ay sheegaayaan ?

6-| " Aqoonyahanku haduu noqdo qof la iibsan karo suldanadu iibsan karto , dawladuhuna laaluushi karaan aqoon yahan maaha " .

7-| " Gool baa la dhaliyeey maxay noloshaada ku soo kordhisay. "

NOQO QOF WAX TAR LEH by Sh/ Mustafe Xaaji Ismaaciil

Allow u siyaadi nabadaa Sudhan oo.....Barwaaqo ku soor somaliland♡♡It's my country
18/10/2020

Allow u siyaadi nabadaa
Sudhan oo.....
Barwaaqo ku soor somaliland♡♡
It's my country

19/08/2020

Waqtiga adagi xiliga uu daris kula yahay
Dadku waxay u maleeyaan inaad doqon tahay................

Address

Long Cross
Bristol
BS110LY

Telephone

+447892123676

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siciid Calaqann posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Siciid Calaqann:

Share

Category