15/12/2021
Waxaan layaabanahay dhmn bulshada dagan deg. Awaare miyey iska raacsanyihiin inaan isu socodkii la joojiyo ka dhexeeyey santerka Rabasso iyo deg. Awaare lkn hdy sidaa yidhaahdeen ha hilmaamina ayaan leeyahay inaanu leenahay qabaleyga 1aad ee deg.Aware wxn ku talinlahaa raggaxidhan faraha halaga qaado ganacsigana xoriyadiisa haloo daayo haddii kale dhagey farey ayaa larbaa ayaan jecelahay