10/06/2026
πΎπ Beeraha iyo xooluhu waa dhaqaale joogto ah oo aan dhammaanayn haddii si sax ah loo maareeyo.
Sawirkan waa mid ka mid ah macaamiisheena oo ka faa'iidaystay taarka beeraha ee ATLAS Global ay usoo iibisay, taasoo aad ka arki kartid faraqa u dhexeeya marka la xidhay ee la beeray iyo muuqalka ay yeelatay xidhitaanka ka dib.
Xayndaabka wanaagsan wuxuu ilaaliyaa dalagga iyo cawska xoolaha, wuxuuna kordhiyaa wax-soo-saarka iyo faa'iidada.
Maalgeli beerahaaga maanta si aad u hesho dhaqaale waara berri oo joogto.
ATLAS Global β Tayada aad ku kalsoon tahay ayay kuu soo raraysaa.