Eng sharmarke Gutale

Eng sharmarke Gutale Kani Waaa bage ka Sharmaarke Gutaale
U welcome with open hands

Garäshaduna waaa Dahab....         ...
04/03/2017

Garäshaduna waaa Dahab.... ...

YES YES WE CAN WIN I CAN WIN U CAN WIN HAAAAAA HAAAA Waan guulaysan karnaaaAduuunkan qofna uma dhalan inuu guulaysto qof...
26/02/2017

YES YES WE CAN WIN
I CAN WIN
U CAN WIN
HAAAAAA HAAAA Waan guulaysan karnaaa
Aduuunkan qofna uma dhalan inuu guulaysto qofna uma dhalan inuu guul daraysto qofkasta waa suuu aminaaaa
Plz ha eegin dadka tirada yar ee aad kasarayso ha xasuuusan wax yar ooo wanaaga ooo aad samaysy haysku qancin inaaad guul gaadhay
Lkn eeeg dadka tirada badan eee kasiii horeeeya haw ogolaaan naftaada inay ku qanacdo in dad kasiii sareeyaaan ogow

29/09/2016

Juxa iyo ninkii uu guriga ka kiraystay: Juxa ayaa beri guri ka kiraystay nin uu garanayey, markii uu Juxa gurigii u soo guuray ayuu arkay ceeb aanu guriga ku ogeyn, saqafka sare ee guriga oo jilicsanaa awgii gurigu waxa uu lahaa sanqadh badan oo dabayshu lulaysay saqafka.Juxa aroortii ayuu u soo cawday ninkii guriga ka kireeyey oo uu u sheegay in saqafka gurigu sanqadh badan samaynayo, sidaa awgeed ay tahay in uu ka sameeyo.Ninkii ayaa ku yidhi, “Waxba ha ka baqin, Saqafku Alle ayuu u tasbiixsanayaa ee” Juxa oo fahmay in ninku khiyaamaynayo, oo weliba diin ku xujaynayo, ayaa yidhi, “Waa runtaa, oo anba waan ogahay, laakiin waxa aan ka baqayaa in qalbi jileecu ka bato oo uu isaga oo sujuudsan nagu soo dul dhaco”hhhhhh

29/09/2016

A…Nin Imaam ka ahaa Masjid Gaalkacya ku yaal (wixii xumba xaawaa leh miyaa) ayaa waxaa u yimid, Nin Gaal ah, wuxuuna ku yiri: Sheekhow in aan Muslimo ayaan rabaa.Sheekhii ayaa ku yiri: Hadda Boos kama banaana muslimiinta ee haddii qof naga dhinto ii imaad si booskaas laguugu bedelo.Laba maalin kadin ayaa haweeneey waayeel aheed dhimatay, ninkii gaalka ahaa ayaa u soo noqday Sheekhii wuxuuna ku yri: Booskaa banan igu bedel.Sheekhii ayaa ku yiri: gabar ayaa xalay dhalatay oo booskii gashay ee iska sug. Gaalkiina waa iska tagay.Xertii la joogtay sheekha ayaa ku tiri: sheekhow maxaad saas u leedahay. sheekhii ayaa ku jawaabay: 40 sanno ayuu tumanayay hadda ayuu rabaa in uu Jannada been been nooga hormaro, annagoo intaas cibaada ku soo jirnay. kkkk…FG: ((Armeey dhacdaa ….,intaasoow Diaspora ku soo raaxeeysanayay, hadduu rabaa in uu xildhibaannimada beesha nooga hor maro.kkkkkkkkk

28/09/2016

asc wr wb waaaa bogayga rasmiga ah kan

Address

Kolabagan Second Line
Dhaka

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

008801820929407

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng sharmarke Gutale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category