Jubba Travel GSA Jubba Airways Somaliland

Jubba Airways is providing flights to destinations in East Africa and Middle East including Somaliland,Somalia, Kenya ,Djibouti, Saudi Arabia, United Arab Emirates and more.

27/05/2019

Waa Muuqal yar oo kooban oo ina barayaa habka xajka loo guto.

27/05/2019
JBW 708 HGA DXB.05 OCT.
05/10/2018

JBW 708 HGA DXB.05 OCT.

Waxa maalmahan baraha bulshada ku jira vedio dacaayad ah oo ay faafiyeen dadka qaar, video-gaasi wuxu muujinayaa diyaara...
03/10/2018

Waxa maalmahan baraha bulshada ku jira vedio dacaayad ah oo ay faafiyeen dadka qaar, video-gaasi wuxu muujinayaa diyaarad goor habeenimo ah ku jirta duulimaad isla markaana ay cidlad ku timi ciladaas oo aan la cadayn karin sababta ay ku timi, diyaaradaas waxa lagu sheegay inay tahay duulimaadki Jubba Airways ee ka soo kacay dubai 30/09/2018...
hadaba halkan waxan ugu sheegaynaa bulshada somaliyeed in vedio-gaasi yahay mid been abuur ah.
*JUBBA Airways Dubai waxay ka soo kacdaa caadiyan 6.30 subanimo waa xili ay cadceedu soo jeedo oo la aqoonsan karo wajiga qof walba oo flightka saaran hadi ay dhacdo in sawiro laga qaado ama video laga duubo
*Taarikhdu markay ahayd 30/09/2018 Jubba Airways waxa ay dubai ka soo kacday 11.01 Duhurnimo. halka vedio-ga la soo share garyey uu muujinaayo dulimaad habeen madow hawada ku jira.
Hadaba waxan ku wargalinaynaa bulshada somaaliyeed iyo dhamaanba macaamisha ay u adeegto jubba airways in aan waxba ka jirin video-gas.

FG: insha Allah dhawaan waxan idin soo share garayn doona vedio gaas dacaadayda ah asalkii iyo taarikhda uu aahaaba.

Mahadsanidin

20/08/2018

Address

14th Road, Beniyas Square
Dubai
00000

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
14:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 12:00
14:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 12:00
14:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 12:00
14:00 - 19:00
Friday 16:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 12:00
14:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 12:00
14:00 - 19:00

Telephone

0634426033

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubba Travel GSA Jubba Airways Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jubba Travel GSA Jubba Airways Somaliland:

Share

Category