Mogadishu Shipping

Mogadishu Shipping Mogadishu shipping is freight forwarding / importer /exporter, ship charter. With its verity sea and

16/12/2024

Dubai to Hobyo

09/10/2024

From Moqdisho Shipping

25/09/2024
Mogadisho Shipping waxay Soo kordhisay Doomaha Dubai to Hobyo iyo Dubai To Kismaanyo dhawana waxay soo bandhigi doontaa ...
24/09/2024

Mogadisho Shipping waxay Soo kordhisay Doomaha Dubai to Hobyo iyo Dubai To Kismaanyo dhawana waxay soo bandhigi doontaa Dubai To Garacad iyo Dubai To Bosaaso

Mogadisho Shipping marki ay dareentay Bahaahida Macaamisheeda ayay u fududaysay in meel kasta ay alaabaha iyo badeecadaha kala duwan u gayso

Markastaba waxaa naga go,an inaan si hufnaan ah u qancino macaamisheena

14/09/2024
Our hobyo and kismayu freight connection is in placed, kindly keep in touch for further details.
04/09/2024

Our hobyo and kismayu freight connection is in placed, kindly keep in touch for further details.

26/08/2024
08/08/2024
Wargalin muhiim ah08-08-2024Shirkadda Mogadishu shipping & Cargo LLC, oo leh 33 sano oo Qibradda adeegga maraakiibta iyo...
07/08/2024

Wargalin muhiim ah
08-08-2024

Shirkadda Mogadishu shipping & Cargo LLC, oo leh 33 sano oo Qibradda adeegga maraakiibta iyo Doomaha ah, waxay halkaan idin kula wadaagaysaa in ay bilowday
2 adeeg oo cusub oo kala ah.

A) Hobyo Launchs project
From Dubai To Hobyo port of somalia

😎 Kismayu Freight Express (KFR)
From dubai UAE To kismayu port of somalia.

2 adeeg waxay ka jawaabi doonaan ama dabooli doonaan baahida Ganacsi ee Ganacsatada iyo Hay'adaja caalamiga u qabaan Qaadidada shixnadaha kala duwan sida, Baabuurta, Qalabka dhismaha, shidaalka, daawada iyo cuntooyinka.

Waxayna ka Qayb qaadan doonaan socodka, sahlida, iyo sahayda loo baahanyahay.

DEG DEG IYO DADAAL HUFAN OO DARTAA LOO SAMEEYAY NAGA FILO.

Waxaad nagala soo xirriri kartaan.
MARfa deira dubai berth No13
Launch name Alyusuf
Tel 971-4-2845154
⁨055 137 2850⁩
[email protected]
[email protected]

Important information
07-08-2024

Mogadishu Shipping & Cargo LLC, with 33 years of experience in shipping and boating services, is here to share with you that it has started
2 new shipping services of cargo

A) Hobyo Launches project
From Dubai to Hobyo port of Somalia

😎 Kismayu Freight Express (KFR)
From Dubai UAE To Kismayu port of Somalia.

2 services will respond or meet the business needs of International Businessmen and Organizations for transportation of various shipments such as, Cars, Construction Materials, Fuel, Medicines and Foods.

And they will participate in the flow, facilitation, and necessary supplies.

EXPECT QUICK EFFECTIVE AND EFFICIENT EFFORTS FROM US.

You can contact us.
MARFA Deira Dubai Berth No 13
Launch name Alyusuf
Tel 971-4-2845154
055 137 2850
[email protected]
[email protected]

Address

DEIRA Dubai
Dubai
971

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Shipping posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share