Jeelle Tours and Travel Agency LTD

Jeelle Tours and Travel Agency LTD Jeelle Travel Agency waa xarun aad ka heli karto dhamaan tikidhada Diyaaradaha Aduunka oodhan iyo midka Gudaha.

08/12/2025

Habeen wanaagsan, Macamishena Sharafta Leh Waxan Idin Ogeysineyna Inaa diyaar idiin nahay marwaliba sida hoos ku xusan;
waxaa nahay wehliyaha Musaafirka waqti walbo, Sido kale waxa marwalbo cadadeena ah 👇👇👇
✔Degdegsiimo iyo Hufnaan
✔Amaano Iyo Adeeg Ku Raali Galiya
✔Qancintaada Waa Qanacsanaanteena
✔24/7

Mahadsanid Doorashadaada Jeelle Travel, waxa nagala soo xariiri kartaan 252610499292

Jeelle Travel Agency-MGQ.

07/12/2025
07/12/2025

Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Duulista Rayidka ayaa sanad walba la xusaa December 7 si loo aqoonsado qiimaha caalamiga ah ee duulista rayidka ah iyo qaab dhismeedka ilaalinta iyo habsami u socodka hawada ee caalamiga ah.

18/11/2025
15/11/2025

Qiso Dhab ah👇👇

14/11/2025

Jimce wanaagsan dhamaan macaamiisheena meelkasta aad dunida ka joogtaano.

Arinyar oo talo ah ayaa idinla wadaageynaa marka aad safreysaan ha isku qaadin wax aadan aad iyo aad aadan iskaga Xaqiijinin.

Jeelle Tours and Travel Agency LTD, Waxaad ka helaysaa, tikidho jaban, diyaaradaha kala ah; Ethopian airline,Fly Dubai, ...
12/10/2025

Jeelle Tours and Travel Agency LTD, Waxaad ka helaysaa, tikidho jaban, diyaaradaha kala ah; Ethopian airline,Fly Dubai, Air Jabouti, Daallo Airways, Freedom Airline,Saacid Airline, I-fly airline & Premier airlines.
Waxa Kale oo aad Ka helaysaa ,Visayasha Wadamada Kenya,Uganda iyo Masar(Egypt).

Fadlan numberadan hoos ku xusan kala xidhiidh :
Watsapp +Call : +252610499292//+252625645651

18/08/2025
18/08/2025

Duhur wanaagsan, Macamishena Sharafta Leh Waxan Idin Ogeysineyna Inaa diyaar idiin nahay marwaliba sida hoos ku xusan;
waxaa nahay wehliyaha Musaafirka waqti walbo, Sido kale waxa marwalbo cadadeena ah 👇👇👇
✔Degdegsiimo iyo Hufnaan
✔Amaano Iyo Adeeg Ku Raali Galiya
✔Qancintaada Waa Qanacsanaanteena
✔24/7

Mahadsanid Doorashadaada Jeelle Travel, waxa nagala soo xariiri kartaan 252610499292

Jeelle Travel Agency-MGQ.

03/07/2025

Habeen wanaagsan asxaabta, berri dambe oo Sabti ah waa maalinka 10ᵃᵃᵈ ee bisha Muxarram. Waa maalinkii uu Alle Nabi Muuse ka badbaadiyay Fircoon iyo ciidankiisii.

Nabi Maxamed ﷺ oo wax laga waydiiyay soonka maalinkan waxa uu yiri “Waxaan Alle ajir uga xisaabsanayaa in uu iigu dhaafo dambiga sanadkii hore.”

Waxaa sunno ah in aan soonka maalinkan raacinno maalinka ka horreeya oo ah berri oo Jimco ah, ama maalinka ka dambeeya oo Axadda ah.

Aan ka faa'iideysanno fadliga maalinkan barakeysan, aana xusuusinno ehelkeenna iyo asxaabteenna.

.

Address

Jubba Street/Shangaani District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jeelle Tours and Travel Agency LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jeelle Tours and Travel Agency LTD:

Share