Deyr mukhtar maxmed

29/11/2022
28/10/2022
25/10/2022

Shalay Magaaladda dhexdiisa,maanta duurka ?
Kuwii fashilmay ayaa berri dhihi doona Mahad Salad shaqo ma qaban.
Fahad Yasin Haji Dahir caadi ayuu u waashay. ninkii uu shalay lahaay shabaab ayuu la shaqeeyaa, maanta wuxuu noqday seefta shabaab leeysay kadibna waa la yaabay.
SHAQADAADA DAACAD U NOQO WALAAL.

18/10/2022
16/10/2022

KAFTANKA MAANTA: Sida naloo sheegay halkani waa goob ay Caraweelo hadda kahor ku nasatay. Waa dusha sare ee Buurta Daallo. Ragu markay halkan marayaan dhagax ayay ku tuuraan, oo Caraweelo “ragga ayay xininyaha ka siibi jirtay” waa sida la sheegee.

Ugu danbeywen waxaa ku geleysatey soomaliya guul wacan
15/10/2022

Ugu danbeywen waxaa ku geleysatey soomaliya guul wacan

Address

Ahguleed1983@gmail. Com
Kismayu
121212

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deyr mukhtar maxmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category