Waamo waste management

Waamo waste management waste collection transportation and controlling

11/05/2025
21/01/2025

Waamo waxay ahayd mid bulshada ka timid ee ma ahayn meel macaash laga doono.
Waxaa wax badan dhagaha shaqaalaha wamo kusoo dhici jiray dhiiri galina u noqon jirtay marka macmiil aan qashin laga qaadin ama wax aan macnoba lahayn laga qaaday inta soo dhaweeyo qureeciyo ama shaah siiyo u diro hadana lacagta ee uu dhaho qashin badan ma lihi balse jiritaanka adeega iyo in aad wax uun ka heshaan oo uu shaqo idin noqdo baan u bixin sadaqana alle ha iiga dhogo.

Macaamiishii halkaaa lasoo maray waamo ee iyagu dhistay ee go'aansaday marna in aysan fashilmin.
maanta in qurba joogi usoo xayd xaydato waa ayaan daro wax laga filayay qurbo joogta ree jubbalandna ma aha, meeshana macaash ma yaalo hadaan qiimaha la kordhinaynin, bulsho dhaqaale haysato oo biilka qashinka lagu kordhiyana ma muuqato ee bulshada yaan laga kala fakin adeegeeda ay isxilqaanka ku taabo gashatay.
Macmiilka wamo

24/10/2024
Dawlad iyo maamul  yaqaan gudoomiye Cumar Abdullahi farawayne Gudomiye awaamirtu waa Qaadasho Waamo waste management Waa...
15/08/2024

Dawlad iyo maamul yaqaan gudoomiye Cumar Abdullahi farawayne
Gudomiye awaamirtu waa Qaadasho
Waamo waste management
Waa fuliyaha 1aad iyo 2aad ee u taagan fulinta 1aad
Bulshada ree kismayo waa in laga qayb qaato bilic soo celinta kismayo

Xinjiro leef
14/08/2024

Xinjiro leef

Address

Dahablaha-kismayo
Kismayo
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waamo waste management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waamo waste management:

Share