Sharma.arke ali nuor dhooye

Sharma.arke ali nuor dhooye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sharma.arke ali nuor dhooye, Airport, Www. dhooye. @ com, Hobyo.

17/07/2022
28/04/2022

Airport

Qaramada Midoobey oo soo dhaweeysay shirka Maanta u furmay Madaxda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada.Waxayna sheeg...
03/04/2021

Qaramada Midoobey oo soo dhaweeysay shirka Maanta u furmay Madaxda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada.

Waxayna sheegeen in shirkan ay albaabada u xiranyihiin oo ah mid is xog waraysi ah ayna ka rajaynayaan in uu noqdo mira dhal ah.

20/02/2021

dahab-& dollar 💵 2-wadaba waxa ka qaalisan waa dadka 👏 I love ❤️ my people’ muraayadedu waa idinka 🏃

Pageka like saara dhmaantiin😊🙏

17/12/2020

Shaydanku ma wuxuu ku jiraa jirka dumarka mase aqliga ragga?

Si ixtiraam leh aan uga doodno....🤔

Kamayro wixii ku soo maray😂😂
17/12/2020

Kamayro wixii ku soo maray😂😂

Ma la odhan jiray salaan khashka iyo laabta ka soo go,day ka culus buuraha kana udgoon saabuun cadar
08/03/2020

Ma la odhan jiray salaan khashka iyo laabta ka soo go,day ka culus buuraha kana udgoon saabuun cadar

07/02/2020

Maanta oo kale
7,February 2016

Waxaa galkacyo lagu qabtey doorashada maamulka dagmada galkacyo .

Hadaba waxaa rabaa in aan idinla wadaago wax yaabihii u qabsoomey 4sano oo ay hayeeen maamulka dagmada galkacyo, maxaa laga rabey in ay qabtaan oo ay qaban waayen, caqabadihii ka hor yimid inta ay xilka hayeen.

1: wax qabadkii ay qabteen 4sano oo ay xilka hayeen.

■ AMANIGA :
Waxaa xasuusta maamulkan ka hor in sanad walbo magalada laga qixi jirey oo season walbo magalada banaanka laga dhooban jirey schoolada la xiri jirey.
Waxaan og nahey meel aan amni laheyn iska daa in lagu shaqeeye xataa aan lagu cibaadeysan karin.
Waxay ku guleysten maamulkan in ay heshish la galaan mamulki kale ee Puntland sidaadna ay ku is taagtey colaadi mudada dheer soo socotey

Amnigaas la heley dartiis ayey dad badab oo magalada horey uga qaxey iyo kuwa cusuba ku dhiiradeen in ay magalada hantidooda ku aaminaan .

■Dhismo wadooyin
Waxey dhiseen dhowr wado caro kaabo ah oo magalada dhex marta .
Sadex wado oo laami ah ayaa hada qabyo ah dhawaana la dhameystiraa
•wadad buulo bacley iyo schoolka cabdullahi ciise isku xirta
•wadada Barxada bangiga iyo hotel five star.
•Wadada cagaar weyne iyo Raanbotka isku xirta.
=dhismo saldhigyo
1.Saldhiga shabeel
2. Saldhiga dooxda oo hada ladhameyay

■ dhismo buundoyin
Waxey dhiseen buundooyin biyuhu maraan .
■ Dayac tirka xarumihii dowlada hoose.

■ dhisida suuqyo kala duwan sida kan ariga iyo Geela iwm.
■waxey soo iibsheen dabdamis kaas oo baahi weyn ay u qabeen bulshada magalada galkacyo .
■waxey keenen basaska waaweyn ee dadweynaha .
■Magacaabid gudiga dhismaha garoonka kaas oo ay u suurtagashay inay keeneen lacagtii garoonka lagu dhisi lahaa garoonka ayagoo kaashanaya maamulka degmada gaalkacyo.
■maamulku waxuu qabtay koobkii degmooyinka galmudug oo ay galkacyo ku guuleysatay.
■layrarka magaalada oo mushruucii dib u ifintu uu soo dhamaaday, qalabkiina lakeenay ingineeradii xiri lahaana uu tababar u socda.
■ Sidoo waxey guul weyn ka gaaren in ay soo dhiciyaan mashruuca JPLG kaas oo waqooyiga magalada ama Puntland kali ah ka faaideysan jireen kaas oo sanadkan bilabanaaya oo aan si weyn uga faaideysan doono mashruucaas oo hada la siixixey.

Halkaan kuma soo koobi karo wax qabadki ay qabteen mamaulku intaas waa intii yarta aheyd ee aan anigu xasusto.

Hadana intaas oo Hormar ah ee laga rabey in ay qabtaan maamulku maxaa ka hor istaagey in ay qabtaan

2: Caqabadihii qabsadey maamulka 4sano oo ay xafiiska joogen.

● dadka oo diidey in ay canshuur bixiyaan taasna waxaa sabab u ah cid kasta oo magalada joogta wey hubeysan tahey maamulkuna awood ciidan oo bulshada hubka dhigis loogu sameeyo malaha
●: UNDP oo ah hay,ada bixisa mashruuca lagu hormariyo magaalooyinka golayaasha degaanka leh ee loo yaqaano JPLG ayaa wax mashruuc ah siin koonfurta magalada taasna waxaa sabab u ah waxey aqoon sanaayen mudo galkacyo in ay hal magaalo tahey ayna hoostagto Puntland sidaasna ay mashaariicdii dhamaa hal dhinac helaan .
Nasiib wanaag maamulkan hada kooga ayaa ku guuleytey in UN maanta aqoonsado koonfurta gaalkacyo. Taas oo hada dadaal dheer kadib ku geeleysatey in gaalkacyo la aqoon sadey in ay tahey magaalo labo maamul ka taliso.

● : maamulki guud ee galmudug oo khilaaf xoogan kala dhexeeyey dowlada soomalia sidaasna ay ku waayen wixii mashaariic ahaa ay ka heli lahaayen dowlada federaaalka ah .

Intaas ayaa kusoo koobayaa xog aan kasoo aruushey intii aan joogey magalada galkacyo galmudug soomalia

Afeef : waxaan ka afeefanaaya wixii aan ka qaldey xogteyda in aad raali ka ahaatan

Wixii xog ah ee aad adna ma heyso hoos noogu reeb adiga oo aadan cidna ugu gafeyn .

Share

W/Q Sharmaake Ali Nuur

warqadaan waa sanadkii hore
19/01/2020

warqadaan waa sanadkii hore

Address

Www. Dhooye. @ Com
Hobyo

Telephone

+252618129003

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sharma.arke ali nuor dhooye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category