Laki Travel & Cargo

Laki Travel & Cargo Travel , Cargo , Scholarships , Visa's

08/06/2026

🌍 LAKI TRAVEL AGENCY 🌍
✈️ African Visas Service ✈️
πŸ‡ͺπŸ‡Ή πŸ‡°πŸ‡ͺ πŸ‡ΊπŸ‡¬ πŸ‡ΉπŸ‡Ώ πŸ‡·πŸ‡Ό πŸ‡ΏπŸ‡¦ πŸ‡¬πŸ‡­ πŸ‡³πŸ‡¬

Ma tahay dalxiise, arday, ganacsade, ama bukaan?
Waxaan idiin diyaarinay fiisooyinka dalalka Afrika oo dhan, kuwaas oo lagu heli karo muddo kooban iyo adeeg hufan.
βœ… Fiisooyin Dalxiis
βœ… Fiisooyin Waxbarasho
βœ… Fiisooyin Ganacsi
βœ… Fiisooyin Caafimad

πŸ“ž H**e u dalbo maanta!
πŸ“± WhatsApp & Call: 063-8209779

Laki Travel Agency
"Your Trusted Travel Partner Across Africa" 🌍✈️

30/05/2026

πŸŽ“ Laki Travel Agency
Waxaan idiin haynaa China Full Scholarship – Face 2, oo ay ku jiraan:
βœ… Hoyga
βœ… Caymiska caafimaadka
βœ… Gunno bille ah
βœ… Dalxiisyo joogto ah

⏳ Fursaddu waa xaddidan tahay, codsiyaduna way sii xirmayaan
πŸ“ž Nagala soo xidhiidh: WhatsApp 063-8209779

Laki Travel Agency – Albaabkaaga Waxbarashada Caalamiga ah.

20/05/2026

πŸ‡¨πŸ‡³ Laki Travel Agency πŸ‡¨πŸ‡³
Waxay idiin diyaarisay adeegga Visa dalka China ✈️
Haddii aad tahay ganacsade ama aad qorshaynayso safar, waxaan kuu fududayn karnaa helitaanka:
βœ”οΈ Visa China
βœ”οΈ Passport Somali
βœ”οΈ Passport Ethiopian
⏳ Muddo kooban gudaheed
βœ… Adeeg hufan oo lagu kalsoon yahay
Ka faa’iidayso fursaddan maanta!
πŸ“ž Nagala soo xidhiidh: 063-8209779
πŸ“² WhatsApp & Call

14/05/2026
23/04/2026

πŸ‡¨πŸ‡¦ Canada Scholarship OpportunityπŸ‡¨πŸ‡¦

Shirkadda Laki Travel and Cargo waxay kuu haysaa fursad aad ku tagi karto Canada adoo ka faa’iidaysanaya scholarship πŸŽ“

Waxaan mar walba diyaar u nahay dhisida mustaqbalka jiilka cusub ✨
πŸ“ž Nala soo xiriir:063-8209779 / 063-4836732

04/04/2026

LAKI TRAVEL AGENCY ✈️🌍

Waxay kuu diyaarisay Canton Fair Package mid ka mid ah shirarka ganacsi ee ugu waaweyn dunida oo lagu qabto dalka Shiinaha, laba jeer sanadkii! πŸ‡¨πŸ‡³

Ganacsade, tani waa fursad dahabi ah oo aad ku:
βœ“ Booqan karto shirkado caalami ah
βœ“ La kulmi karto ganacsato kala duwan
βœ“ Ka heli karto alaabo cusub oo tayo sare leh
βœ“ Kordhin karto khibradaada ganacsi

Ha seegin fursadan qiimaha badan! ⏳

Isdiiwaangelintu waa xadidan tahay – h**e u gaadh oo ka faa’iidayso.

πŸ“ž Kala xidhiidh hadda:
WhatsApp & Call: 0638209779 / 0634836732

✈️✨ Hambalyo Hambalyo ✨✈️Qofka ugu reaction badan ayaa badan ayaa noqdey Drz Najuu Hassan  πŸŽ‰πŸ’œLaki Travel and Cargo mar w...
23/03/2026

✈️✨ Hambalyo Hambalyo ✨✈️

Qofka ugu reaction badan ayaa badan ayaa noqdey Drz Najuu Hassan πŸŽ‰πŸ’œ

Laki Travel and Cargo mar walba waxay idiin keentaa fursado iyo adeegyo tayo sare leh β€” Visa’s, Ticket’s, Cargo iyo Scholarships dhammaantood hal meel! 🌍

πŸ“ Hadhwanaag Mall, Hargeisa
πŸ“ž 063-4836732 | 063-8209779

πŸ‘‰ La soco page-keena si aad uga faa’iidaysato fursadaha soo socda!

Ciid Mubaarak dhammaan πŸŒ™βœ¨Laki Travel and Cargo waxay idiin haysaa fursad qurux badan oo aad ku guulaysan kartaan $15 πŸ’ΈKa...
19/03/2026

Ciid Mubaarak dhammaan πŸŒ™βœ¨
Laki Travel and Cargo waxay idiin haysaa fursad qurux badan oo aad ku guulaysan kartaan $15 πŸ’Έ

Ka qaybgal waa fududahay: comment soo qor, kadibna noqo qofka ugu reaction-ka badan.

La wadaag saaxiibbadaa, follow, like & share samee si fursaddu kuu bato
Shuruudaha hoos ka akhri, hana moogaan hadiyadda! πŸŽ‰

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laki Travel & Cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share