Maash Logistics and Travel Agency

Website

Maash Logistics and Travel Agency Ku soo dhawoow maash logistics and travel

20/06/2026

๐Ÿ•‹ Cumrada Bisha July 2026

Maash Logistics & Travel Agency waxay wali qaadanaysaa is-diiwaan gelinta Cumrada bisha July.

๐Ÿ“Œ Ha seegin fursadda is-diiwaan gelinta, h**e u qabso booskaaga maanta.

Adeeg tayo leh, hagitaan wanaagsan, iyo safar barako leh ayaan kuu diyaarinaynaa.

Maash Logistics & Travel Agency
Safarkeyga Barako Leh.

๐Ÿ“ž +252 63 9277763 | +252 63 9277762 | +252 44 66284
๐Ÿ“ง [email protected]
๐ŸŒ maashlogistics.com

Ku soo dhawoow maash logistics and travel

๐ŸŒ™โœจ Sanad Cusub oo Barakaysan โ€“ 1448 Hijri โœจ๐ŸŒ™Maamulka Maash Logistics iyo shaqaalaheeduba waxay dhammaan macaamiisheeda, ...
15/06/2026

๐ŸŒ™โœจ Sanad Cusub oo Barakaysan โ€“ 1448 Hijri โœจ๐ŸŒ™

Maamulka Maash Logistics iyo shaqaalaheeduba waxay dhammaan macaamiisheeda, saaxiibbadeeda iyo ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaan curashada sannadka cusub ee Hijriga.

Ilaahay ha innooga dhigo sannad ay ka buuxaan nabad, caafimaad, horumar, barwaaqo iyo guulo waaweyn.

Sanad wanaagsan. ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.

๐Ÿ“ฆ Freight Forwarding
๐Ÿ“‹ Customs Clearance
๐Ÿšš Cargo Delivery
โœˆ๏ธ Ticketing Services
๐Ÿ•‹ Hajj & Umrah

๐Ÿ“ž +252 634 466 284 | 063-9277762 | 063-9277763
๐ŸŒ maashlogistics.com
๐Ÿ“ง [email protected]

๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ Medical Visa IndiaMAASH Logistics & Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa helitaanka Medical Visa India si dhakhso le...
14/06/2026

๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ Medical Visa India

MAASH Logistics & Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa helitaanka Medical Visa India si dhakhso leh oo hufan.

โœ… One Week Processing
โœ… Taageero iyo hagid dhamaystiran
โœ… Adeeg xirfad leh oo lagu kalsoon yahay
โœ… Xog iyo la-talin bilaash ah

Haddii aad qorshaynayso safar caafimaad oo Hindiya ah, nala soo xidhiidh maanta si aan kuu bilowno habraaca codsigaaga.

๐Ÿ“ž +252 63 9277763 | +252 63 9277762 | +252 44 66284
๐Ÿ“ง [email protected]
๐ŸŒ maashlogistics.com

MAASH Logistics & Travel Agency โ€“ Your Trusted Travel & Visa Partner.

13/06/2026
You can also follow on Instagram to see more.
13/06/2026

You can also follow on Instagram to see more.

๐ŸŒ™ BUSHAARO WANAAGSAN! ๐Ÿ•‹Maash Logistics & Travel Agency waxay ku wargelinaysaa dhammaan walaalaha jecel gudashada Cumrada...
06/06/2026

๐ŸŒ™ BUSHAARO WANAAGSAN! ๐Ÿ•‹

Maash Logistics & Travel Agency waxay ku wargelinaysaa dhammaan walaalaha jecel gudashada Cumrada in la furay is-diiwaangelinta safarrada Cumrada ee bisha July.

๐Ÿ“Œ : Tirada dadka la qaadayo waa kooban tahay, sidaas darteed waxaa mudan in aad degdeg isu diiwaan galiso.

โœ… Adeeg tayo leh
โœ… Duulimaadyo habaysan
โœ… Hoteello raaxo leh
โœ… Hagid iyo daryeel buuxa

Ha seegin fursaddan barakaysan ee aad ku booqan karto Baydka Alle.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir hadda si aad booskaaga u xaqiijisato.

โ˜Ž๏ธ 063-4466284
โ˜Ž๏ธ 063-9277763
โ˜Ž๏ธ 063-9277762

Maash Logistics & Travel Agency
โ€œSafarkaaga, Adeeggeenna.โ€

Maash Logistics and Travel Agency waxay kuugu bishaaraynaysaa inaan bilownay is-diiwaangelintii Cumrada ee Bisha July.Ha...
23/05/2026

Maash Logistics and Travel Agency waxay kuugu bishaaraynaysaa inaan bilownay is-diiwaangelintii Cumrada ee Bisha July.
Ha seegin fursadan qaaliga ah! Waxaan kuu ballan qaadaynaa adeeg tayo leh oo aad ku kalsoonaan karto.
๐Ÿ“ Goobta: Hargeysa, Somaliland, kasoo horjeedka Masaajidka Al-Rashiid.
Wac hadda si aad booskaaga u xajisato ama aad faahfaahin dheeraad ah u hesho:
โ˜Ž๏ธ 063-4466284
โ˜Ž๏ธ 063-9277763
โ˜Ž๏ธ 063-9277764

โœˆ๏ธ๐Ÿ•‹

SafarkaCumrada IsdiiwaanGeli

โœˆ๏ธ๐ŸŒ Maash Logistics & Travel AgencySafarkaaga adduunka waan kuu fududaynaynaa!Waxaan kuu haynaa flights-ka ugu wanaagsan...
14/05/2026

โœˆ๏ธ๐ŸŒ Maash Logistics & Travel Agency
Safarkaaga adduunka waan kuu fududaynaynaa!

Waxaan kuu haynaa flights-ka ugu wanaagsan ee:
โœˆ๏ธ Ethiopian Airlines
โœˆ๏ธ Daallo Airlines
โœˆ๏ธ FlyDubai

๐Ÿ“ Safarro caalami ah
๐ŸŽซ Ticket booking degdeg ah
๐Ÿ›„ Adeeg professional ah
๐Ÿ›‚ Visa assistance & travel support

๐Ÿ“ Location: Hargeysa, Somaliland

โ˜Ž๏ธ 063-4466284
โ˜Ž๏ธ 063-9277763
โ˜Ž๏ธ 063-9277762

โ€œSafarkaagu Waa Inoo Muhiimโ€ ๐ŸŒŽโœจ

FlyDubai DaalloAirlines EthiopianAirlines TravelTheWorld TicketBooking VisaSupport ExploreTh

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maash Logistics and Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share