KISWA Travel - Hajj & Umrah

KISWA Travel - Hajj & Umrah ๐Ÿ•‹ KISWA TRAVEL AGENCY ๐ŸŒ
โœˆ๏ธ Tigidhada diyaaradaha | ๐Ÿ›‚ Visa | ๐Ÿ•‹ Xaj & Cumro | ๐Ÿ“˜ Passport.

Adeeg tayo sare, ammaan, daacadnimo & kalsooni ku dhisan ๐ŸŒŸโœจ
๐Ÿ“ Shacab Mall, Hargeysa
๐Ÿ“ž +252638882160 / +252638882161

Planning a trip to Kenya? ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช โœˆ๏ธVISA Kenya Waa Diyaar! The new Kenya eTA is mandatory for all travelers. Let Kisa Travel ...
07/05/2026

Planning a trip to Kenya? ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช โœˆ๏ธ

VISA Kenya Waa Diyaar!

The new Kenya eTA is mandatory for all travelers. Let Kisa Travel Agency take the stress out of your application. We ensure every detail is correct so you can focus on your journey.

๐Ÿ“Œ Standard processing: 3 days
๐Ÿ“Œ Secure & Trusted Service
๐Ÿ“Œ 24/7 Customer Support

Apply Today!
๐Ÿ“ž 63 8882160
๐Ÿ“ฒ WhatsApp: 63 8882160
๐Ÿ“ Shacab Mall, R222 F2. Hargeisa Somaliland.

Kisa Travel Agency โœˆ๏ธ | Fiisaha Ethiopia Waa diyaar!Stop waiting and start packing! Get your Ethiopia eTA in just 24 hou...
07/05/2026

Kisa Travel Agency โœˆ๏ธ | Fiisaha Ethiopia Waa diyaar!

Stop waiting and start packing! Get your Ethiopia eTA in just 24 hours with our streamlined, stress-free process.

โœ… Quick Processing (24-hour turnaround)
โœ… Trusted & Reliable Service
โœ… Expert Assistance every step of the way

Apply Today!
๐Ÿ“ž Main: 63 8882160
๐Ÿ“ฒ WhatsApp: 63 8882160
๐Ÿ“ Shacab Mall, R222 F2. Hargeisa Somaliland.

๐ŸŽ“๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท ๐—ฉ๐—œ๐—ฆ๐—” ๐—ง๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—˜๐—ฌ โ€“ ๐—ช๐—”๐—ซ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐—›๐—ข โœˆ๏ธ๐—ž๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—บ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜† ๐˜€๐—ถ ๐—ณ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฑ!โœ”๏ธ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ...
03/05/2026

๐ŸŽ“๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท ๐—ฉ๐—œ๐—ฆ๐—” ๐—ง๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—˜๐—ฌ โ€“ ๐—ช๐—”๐—ซ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐—›๐—ข โœˆ๏ธ

๐—ž๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—บ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜† ๐˜€๐—ถ ๐—ณ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฑ!

โœ”๏ธ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†
โœ”๏ธ ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฟ (๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ 2023 / 2024 / 2025)
โœ”๏ธ ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ณ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฒ๐—ด๐—ฑ๐—ฒ๐—ด ๐—ฎ๐—ต
โœ”๏ธ ๐—›๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ฑ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ฑ๐—ฎ (๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป + ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ฎ)
โœ”๏ธ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด ๐—น๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ
๐ŸŒ ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ผ ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ

๐Ÿ“ž Naga la soo xidhiidh:
063-8882160
๐Ÿ“ ShacabMall, Hargeisa
๐Ÿ”ฅ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ!

Sawir aad u qurxoon oo qalbi taabad leh, shalay salaadii Casar ka dib ayaa sawirkan la qaaday.Alle Xaramkiisa ha inagu c...
26/04/2026

Sawir aad u qurxoon oo qalbi taabad leh, shalay salaadii Casar ka dib ayaa sawirkan la qaaday.
Alle Xaramkiisa ha inagu celceliyo.

Salaasa, 15-kii Abriil 1997, intii lagu jiray xajkii sannadlaha ahaa, dab aad u weyn ayaa ka kacay teendhooyinkii Mina (...
25/04/2026

Salaasa, 15-kii Abriil 1997, intii lagu jiray xajkii sannadlaha ahaa, dab aad u weyn ayaa ka kacay teendhooyinkii Mina (Makkah), taasoo sababtay in ka badan 340 xujaaj ay ku shahiidaan, halka ku dhowaad 1,500 kale ay ku dhaawacmeen.
Maalintii ugu horreysay ee xajka, qiyaastii 2 milyan oo qof ayaa ku sugnaa Mina. Qiyaastii 11:45 subaxnimo, haan gaas (foorno) ah ayaa qaraxday, taasoo dhalisay dab weyn oo ka kacay xeryaha. Dabaysho xoog leh oo gaareysay ku dhowaad 40 mayl saacaddii (64 km/h) ayaa dabka sii hurisay, waxayna ku faafisay teendhooyinkii deriska ahaa. Guud ahaan, qiyaastii 70,000 oo teendho ayaa gubtay.
Masโ€™uuliyiinta Sacuudiga ayaa adeegsaday diyaarado qumaatiga u kaca (helicopters) si ay ula dagaallamaan dabka, iyo sidoo kale in ka badan 300 oo baabuurta dab-damiska ah. Warbaahinta telefishannada ayaa soo bandhigtay baabuur biyo xoog leh ku shubaya xeryaha, iyadoo qiiq madow uu hawada buuxiyay.
Ka dib musiibadii Mina, Boqor Fahad bin Cabdulcasiis ayaa tacsi u diray qoysaska dadkii ku dhintay, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo kan dalkiisa, una diray tacsi gudaha Sacuudiga iyo dibaddiisaba. Sida ay sheegeen diblomaasiyiintu, inta badan xujaajtii dhibaatadu gaartay waxay ka kala yimaadeen Hindiya, Pakistan iyo Bangaladesh.
Dowladda Sacuudiga ayaa malaayiin ku bixisay cilmi-baaris iyo samaynta teendhooyin cusub oo aan dab qabsan karin. Karinta cuntada gudaha goobta xurmada leh waa la mamnuucay, mamnuuciddana ilaa maanta way jirtaa.
Alle ha u naxariisto dhammaan kuwii maalintaas geeriyooday.

Dufcadii u horaysay ee Xujaajta Sannadkan oo soo gaadhay dhulka barakaysan, waxa loo sameeyay soo dhawayn qiimo leh.ุถูŠูˆู...
18/04/2026

Dufcadii u horaysay ee Xujaajta Sannadkan oo soo gaadhay dhulka barakaysan, waxa loo sameeyay soo dhawayn qiimo leh.

ุถูŠูˆู ุงู„ุฑุญู…ู†

16/04/2026

Si fudud ugu safar dunida

Waxaad ka helaysaa KISWA Travel - Hajj & Umrah
โœ”๏ธ Adeeg degdeg ah
โœ”๏ธ Qiimo macquul ah
โœ”๏ธ Kalsooni & khibrad

๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—จ๐—บ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐ŸŒ™๐Ÿ•‹Maalmo kooban ayaa inaga xiga Ramadaan, na Soo booqo ๐ŸŽซโœˆ๏ธ  si aanu kuu diwaangelino Cumarada ๐Ÿ•‹ bisha barak...
08/02/2026

๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—จ๐—บ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐ŸŒ™๐Ÿ•‹

Maalmo kooban ayaa inaga xiga Ramadaan, na Soo booqo ๐ŸŽซโœˆ๏ธ si aanu kuu diwaangelino Cumarada ๐Ÿ•‹ bisha barakaysan ee ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐ŸŒ™.

โ€‹๐Ÿ“ข ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ, ๐˜€๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ถ ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ป!.
๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป:
๐Ÿ“ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Jigjigayar, Waafi mall area โ€“ Cilmi Business Center Hargeisa
๐Ÿ“ž ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต: +252638882160

#

Address

150Streat
Hargeisa

Telephone

+252634737111

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KISWA Travel - Hajj & Umrah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to KISWA Travel - Hajj & Umrah:

Share

Category