Happy Cargo-Borama

Happy Cargo-Borama ๐Ÿššโœˆ๏ธ๐ŸŒ Happy Cargo Borama & Logistics Services

We provide fast, secure, and affordable cargo shipping solutions for businesses and individuals.

Whether by air, sea, or land, we ensure your goods reach their destination safely and on time.
252-672384620

๐ŸŒ™ ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒุฉ ๐ŸŒ™ู†ุณุฃู„ ุงู„ู„ู‡ ุฃู† ูŠุชู‚ุจู„ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ุŒ ูˆุฃู† ูŠุบูุฑ ู„ู†ุง ุฐู†ูˆุจู†ุงุŒ ูˆูŠุฑุฒู‚ู†ุง ุฑุญู…ุชู‡ ูˆุจุฑูƒุชู‡ุŒ ูˆูŠุฌุนู„ ูŠูˆู… ุงู„ุฌู…ุนุฉ ูŠูˆ...
02/10/2026

๐ŸŒ™ ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒุฉ ๐ŸŒ™

ู†ุณุฃู„ ุงู„ู„ู‡ ุฃู† ูŠุชู‚ุจู„ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ุŒ ูˆุฃู† ูŠุบูุฑ ู„ู†ุง ุฐู†ูˆุจู†ุงุŒ ูˆูŠุฑุฒู‚ู†ุง ุฑุญู…ุชู‡ ูˆุจุฑูƒุชู‡ุŒ ูˆูŠุฌุนู„ ูŠูˆู… ุงู„ุฌู…ุนุฉ ูŠูˆู… ุฎูŠุฑ ูˆุณุนุงุฏุฉ ูˆุทู…ุฃู†ูŠู†ุฉ ู„ู„ุฌู…ูŠุน. ๐Ÿคฒ

Call ๐Ÿ“ž: 252 634 505 720
WhatsApp: 67 2384620

Happy Cargo Borama

Ma doonaysaa in alaab lagaga soo  iibiyo ama Qaado  china ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ iyo Dubai?  Team Happy Cargo ayaa kuu qabanaya dhammaan ade...
27/09/2026

Ma doonaysaa in alaab lagaga soo iibiyo ama Qaado china ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ iyo Dubai?

Team Happy Cargo ayaa kuu qabanaya dhammaan adeegyada aad u baahan tahay:

โœ… Alaabta oo lagu soo iibiyo
โœ… Lacagta supplier-ka in laguu diro
โœ… Alaabtaada in hubiyo ka hor inta aan la soo dirin
โœ… Alaabta in lagaga soo qaado supplier-ka
โœ… Alaabta in laguugu soo diro meel walbo aad joogto
Iyo waxii kale ee aad uga baahan tahay China . ๐Ÿค

๐Ÿ“ž **Nala soo xidhiidh:
WhatsApp/Phone: 0634505720
WhatsApp: 67 2384620
Call ๐Ÿ“ž: 63 4505720

03/09/2026

Ma doonaysaa in alaab lagaga soo iibiyo china ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ ama Dubai?

Team Happy Cargo ayaa kuu qabanaya dhammaan adeegyada aad u baahan tahay:

โœ… Alaabta oo lagu soo iibiyo
โœ… Lacagta supplier-ka in laguu diro
โœ… Alaabtaada in hubiyo ka hor inta aan la soo dirin
โœ… Alaabta in lagaga soo qaado supplier-ka
โœ… Alaabta in laguugu soo diro meel walbo aad joogto
Iyo waxii kale ee aad uga baahan tahay China . ๐Ÿค

๐Ÿ“ž **Nala soo xidhiidh:
WhatsApp/Phone: 63 4505720
WhatsApp: 67 2384620
Call ๐Ÿ“ž: 0634505720

๐Ÿš›๐ŸŒ OGAYSIIS MUHIIM AH โ€“ HAPPY CARGO BORAMAMa doonaysaa inaad alaab ka soo dalbato ama ka soo iibsato ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ China iyo ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช Dub...
30/08/2026

๐Ÿš›๐ŸŒ OGAYSIIS MUHIIM AH โ€“ HAPPY CARGO BORAMA
Ma doonaysaa inaad alaab ka soo dalbato ama ka soo iibsato ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ China iyo ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช Dubai?

Happy Cargo Borama waxay kuu fududaynaysaa dhammaan hawlahaaga, laga bilaabo raadinta alaabta ilaa ay si ammaan ah kuugu soo gaadho Borama.

โœ… ADEEGYADA AAN QABNO

๐Ÿ”Ž Soo Helista Alaabta (Product Finding)
Waxaan kuu raadinaa alaabta aad u baahan tahay iyo suppliers ku habboon.

๐Ÿ›’ Soo Iibinta Alaabta (Product Sourcing & Purchasing

Haddii aadan aqoon sida looga dalbado China ama Dubai, waxaan kaa caawinaynaa soo iibinta alaabta.

๐Ÿ“ฆ Warehouse Address โ€“ China & Dubai

Waxaan kuu haynaa xarumo iyo cinwaanno aad alaabtaada ugu diri karto China iyo Dubai.

๐Ÿ” Hubinta Tayada iyo Tirada Alaabta

Alaabtaada waxaa la hubin karaa tayadeeda iyo tiradeeda ka hor inta aan la soo rarin.

๐Ÿ“ธ Sawir iyo Xog Alaabtaada

Waxaad heli kartaa macluumaad iyo sawirro ku saabsan alaabtaada inta ay diyaar garowga ku jirto.

๐Ÿšข Sea Freight โ€“ China ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ

Ku habboon alaabta waaweyn iyo kuwa culus.
โณ Qiyaastii 40 maalmood.

โœˆ๏ธ Air Freight โ€“ China
Ku habboon alaabta degdegga ah iyo kuwa fudud.
โณ Todobaad kasta

๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช Dubai Shipping

๐Ÿ“ฆ Alaabaha waxaa la raraa Khamiis kasta
๐Ÿšš Waxayna soo gaadhaan Sabti kasta.

๐Ÿšš Gaadhsiinta Alaabta
Waxaan kaa caawinaynaa in alaabtaadu kuugu soo gaadho Borama iyo goobta aad rabto.

๐Ÿ›๏ธ MA ISTICMAASHAA APPS-KAN? ๐Ÿ“ฑ

Alibaba | SHEIN | AliExpress | 1688 | Taobao | Made-in-China | iHerb | YesStyle iyo kuwo kale

Haddii aad alaab ka dalbanayso apps-kan laakiin aad u baahan tahay China ama Dubai warehouse address, Happy Cargo Borama ayaa kaa caawinaysa.

๐Ÿ“ GOOBTA
Isgoyska Dhigta, Fooqa Riiraash, Borama, Somaliland

๐Ÿ“ž NAGALA SOO XIDHIIDH
โ˜Ž๏ธ +252 672 384 620
โ˜Ž๏ธ +252 634 505 720
WhatsApp: 67 2384620 63 4505720

๐ŸŒ HAPPY CARGO BORAMA

OGAYSIIS Muhiim ah  #  Happy Cargo-Borama 67 2384620 63 4505720
27/08/2026

OGAYSIIS Muhiim ah #
Happy Cargo-Borama

67 2384620 63 4505720

19/08/2026

๐Ÿšข โœˆ๏ธ ๐Ÿ“ฆ massage machine chair ๐Ÿ’บ

Dhamaan macamiishayda nagaga xidhan


Haddii aad tahay ganacsade ama qof doonaya inuu soo iibsado alaab yar ama badan, waxaan diyaar u nahay inaan kuu fududayno dhammaan hawshaas.

๐Ÿ“ฒ Nala soo xidhiidh:

WhatsApp: 67 2384620
๐Ÿ“ž call: 0634505720
๐Ÿ“ž call: 0657117720
๐Ÿ“ž 63 4505720

Happy Cargo Borama.

๐Ÿšข โœˆ๏ธ  ๐Ÿ“ฆ  Dalabkii todobaadka Dhamaan macamiishayda  nagaga xidhan               Haddii aad tahay ganacsade ama qof doona...
19/08/2026

๐Ÿšข โœˆ๏ธ ๐Ÿ“ฆ Dalabkii todobaadka

Dhamaan macamiishayda nagaga xidhan


Haddii aad tahay ganacsade ama qof doonaya inuu soo iibsado alaab yar ama badan, waxaan diyaar u nahay inaan kuu fududayno dhammaan hawshaas.

๐Ÿ“ฒ Nala soo xidhiidh:

WhatsApp: 67 2384620
๐Ÿ“ž call: 0634505720
๐Ÿ“ž call: 0657117720

Happy Cargo Borama.

06/08/2026

๐Ÿ›๏ธ OGEYSIIS MUHIIM AH- Happy Cargo ๐Ÿšข โœˆ๏ธ

Manta oo taariikhdu tahay 06/08/2026
Waxa so baxay containerkii somaliland ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท

Dhamaan macamiishayda ha ogaadan


Haddii aad tahay ganacsade ama qof doonaya inuu soo iibsado alaab yar ama badan, waxaan diyaar u nahay inaan kuu fududayno dhammaan hawsha.

๐Ÿ“ฒ Nala soo xidhiidh:

WhatsApp: 67 2384620
๐Ÿ“ž call: 0634505720
๐Ÿ“ž call: 0657117720

Happy Cargo Borama.

๐Ÿ›๏ธ OGEYSIIS MUHIIM AH- Happy Cargo ๐Ÿšข โœˆ๏ธ Ma doonaysa in aad Alaab ka dalbato ama lagaga soo Qaado china ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ  ama  Dubai ad...
05/08/2026

๐Ÿ›๏ธ OGEYSIIS MUHIIM AH- Happy Cargo ๐Ÿšข โœˆ๏ธ

Ma doonaysa in aad Alaab ka dalbato ama lagaga soo Qaado china ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ ama Dubai adiga oo ka soo tukaamaysanya
โœ…๏ธ SHEIN
โœ…๏ธ Alibaba
โœ…๏ธ 1688,
โœ…๏ธ Amazon
โœ…๏ธ AliExpress,
โœ…๏ธ Taobao,
โœ…๏ธ iHerb
ma apps kale, Happy Cargo ayaa kuu diyaar ah

Waxaan kuu haynaa cinwaanno (Addresses) iyo xafiisyo leh shaqaale heegan ah oo ku yaal Shiinaha ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ iyo Dubai ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช,
si alaabtaadu u gaadho meel ammaan ah una soo gaadho Somaliland si amaan ah

Adeegyadayada waxaa ka mid ah:
โœ… address
โœ… Raadinta iyo helidda alaabta
โœ… Hubinta tayada alaabta
โœ… caawinta iibsiga
โœ… Soo qaadista alaabta.

Haddii aad tahay ganacsade ama qof doonaya inuu soo iibsado alaab yar ama badan, waxaan diyaar u nahay inaan kuu fududayno dhammaan hawsha.

๐Ÿ“ฒ Nala soo xidhiidh:
WhatsApp: 67 2384620
๐Ÿ“ž call: 0634505720
๐Ÿ“ž call: 0657117720

Happy Cargo Borama.

Address

Bile Road
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Happy Cargo-Borama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share