09/11/2023
Bishaaro Bishaaro
Waxaan oogu bishaaraynaynaa bulshada ku nool magaaladda qabridahar iyo nawaaxigeeda in shirkadda bader transport idiin keentay adeega basaska yar-yar ee u kala goosha magaalooyinka.
Jigjiga - Qabridahar - Godey
Hadaba xafiisku waxuu kuyaalaa Xafiiska dakhliga dhabarkiisa, bilaal cilinic ayuu ku dhaganyahay waxii faah faahin ah kala xidhiidh taleefanada.
+251252401241
+251927547777
+251927497777