Sahan Logistics

Sahan Logistics Your Pathfinder For Global Trade. Sourcing & E-commerce agent.

02/07/2026

Door to Door delivery
Jigjiga to the world

28/06/2026

Every online shopping platform πŸ›οΈπŸ›’

Hal meela ka hel bahiyahaaga alaab soo iibinta iyo soo rarista Kuna hel qiimo fiican iyo wakhti cayiman.Sea freight 🚒 Ai...
23/06/2026

Hal meela ka hel bahiyahaaga alaab soo iibinta iyo soo rarista Kuna hel qiimo fiican iyo wakhti cayiman.
Sea freight 🚒
Air freight ✈️ &
Customs clearance πŸ“ƒ

Sido kale waxan kagaso adeegayna wadama kala ah :
China πŸ‡¨πŸ‡³
Turkey πŸ‡ΉπŸ‡· &
UAE πŸ‡¦πŸ‡ͺ

Wixi fahfahin dherad ah nagalado xidhidh Whatsapp number: +251 971747770

Door to Door delivery service,AIR FREIGHT ✈️, SEA FREIGHT 🚒, CUSTOMES Clearance πŸ“ƒ We deliver from China, Turkey, UAE, IN...
20/06/2026

Door to Door delivery service,
AIR FREIGHT ✈️, SEA FREIGHT 🚒, CUSTOMES Clearance πŸ“ƒ
We deliver from China, Turkey, UAE, INDIA, & EGYPT. By FCL.

For more information contact us on +251971747770.

Ma ubahnayd cid ku dalabta alabaha jumladaha raqiiska ah e laga helo Alibaba iyo guud ahan platform yada Chinese shoppin...
18/06/2026

Ma ubahnayd cid ku dalabta alabaha jumladaha raqiiska ah e laga helo Alibaba iyo guud ahan platform yada Chinese shopping appska
Waxa ku fududaynaysa SAHAN LOGISTICS
Macmiil noso dir alabaha ad u bahantahy sawiradoda iyo linkayadoda
Wixi fahfahin ah nagalado xidhidh
+251971747770
Jigjiga, Ethiopia

Waxaan ku maareynayna 1kg ilaa Full container.Hada dalbo o  ku hel alabtada wakhti kooban iyo damaanad buuxsanπŸ’―
16/06/2026

Waxaan ku maareynayna 1kg ilaa Full container.
Hada dalbo o ku hel alabtada wakhti kooban iyo damaanad buuxsanπŸ’―

SAHAN LOGISTICS isku xidhaha ganacsigaga gudaha iyo midka dalka dibadiisa.Waxanu ku fudeydinayna adegyada kala ah  Logis...
14/06/2026

SAHAN LOGISTICS isku xidhaha ganacsigaga gudaha iyo midka dalka dibadiisa.

Waxanu ku fudeydinayna adegyada kala ah
Logistics
Sourcing &
E-commerce
Anagoo kagaso fudeydinayna Wadamada alala ah
China πŸ‡¨πŸ‡³
Turkey πŸ‡ΉπŸ‡· &
Emirates πŸ‡¦πŸ‡ͺ
Waxan Sido kale kuso rarayna FCL IYO LCL.
Wixi fahfahin ah nagalado xidhidh Whatsapp number +251 971747770.

09/06/2026

Hada dalbo si ammana ku hel alabtada iyo wakhti kooban.
JIGJIGA TO THE WORLD 🫡🏼

Hada so dalbo alabtada adigo gurigaga ka bixin Hel alabtada wakhti cayiman iyo amaano la hubo. Waxanu kagaso adeegayna W...
08/06/2026

Hada so dalbo alabtada adigo gurigaga ka bixin
Hel alabtada wakhti cayiman iyo amaano la hubo.
Waxanu kagaso adeegayna Wadamada:
CHINA πŸ‡¨πŸ‡³
TURKEY πŸ‡ΉπŸ‡· &
EMIRATES πŸ‡¦πŸ‡ͺ


Si an kaga cawino Adegyada Cargo, Sourcing & E-commerce nagalado xidhidh:
What's app number:- 097 174 7770

JIGJIGA, ETHIOPIA

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share