Kaynaaan ahmed abdi

Kaynaaan ahmed abdi Africa to America πŸ‡ΊπŸ‡Έ wax walba oo ad uga baahato inad ka ogaato welcome πŸ˜‰

16/05/2026

Dreams

20/04/2026
13/04/2026

Best goal

27/03/2026

Vibe Voice

27/03/2026

Jigjiga city

Tokyo waa caasimadda dalka Japan, waana mid ka mid ah magaalooyinka ugu casrisan uguna mashquulka badan dunida. Magaalad...
11/02/2026

Tokyo waa caasimadda dalka Japan, waana mid ka mid ah magaalooyinka ugu casrisan uguna mashquulka badan dunida. Magaalada waxay caan ku tahay tiknoolajiyad horumarsan, tareenno aad u nidaamsan, iyo dhismayaal dhaadheer oo qurux badan.
Tokyo waxay isku darsataa labo waxyaalood oo yaab leh: dhaqan qadiimi ah iyo nolol casri ah. Waxaad ka heli kartaa macbudyo taariikhi ah sida Senso-ji, isla markaana waxaad arki kartaa meelaha casriga ah sida Shibuya iyo Shinjuku oo iftiin iyo dhaqdhaqaaq badan leh.

Sidoo kale Tokyo waxay caan ku tahay cuntadeeda, gaar ahaan sushi, ramen, iyo suuqyada waaweyn ee cuntada badda. Waa magaalo dadka soo jiidata, kuna habboon qof kasta oo jecel safar, dhaqamo cusub, iyo horumar muuqda.

Subax wanaagsan
11/02/2026

Subax wanaagsan

2026_2027 wax walba oo maskaxyda ku jira o sawir ah πŸŒ‰
10/02/2026

2026_2027 wax walba oo maskaxyda ku jira o sawir ah πŸŒ‰

25/01/2026

Aamusba Jin ugu daranee af oromo ku caaya

```SIDEE AYAA LOOGA HORTAGAA CASCASAANKA WAJIGA LOONA DAAWEYA Imisa  mar ayaad ka shakidaa in wajigadu u muuqanayo mid y...
21/11/2023

```
SIDEE AYAA LOOGA HORTAGAA CASCASAANKA WAJIGA LOONA DAAWEYA

Imisa mar ayaad ka shakidaa in wajigadu u muuqanayo mid yeelanayo Guduud ( cascasan ) cascasanka wajiga waxa sabab dhawr wax yaabod midaaso kow ka tahay cadceeda iyo ka falcelinta jidhka ( elerjida ) iyo cunooyinka iyo cabitanada qaar hadab badbaadad ugu wanaagsan waa ogaanshaha wax walba o keena cascasanka

HADABA MAXAA KEENA ?

1. Contact Dermatitis ( elerjida)

β–  Cascasanka waxaa uu dhac aa marka wajigu keeno ka falcelinta elerjida midaaso ay sababayso isticmaalka kiimikoyinka uu diido wajigu tusaale ahaaan kareemada cadarka leh wax yaabo suna saabunaha qaar ayaa keenaya in wajigu yeesho cascasan

2. Ka fal celinta kareemada iyo daawoyinka qaar (Reaction to Medication )

β–  isticmaalka kareemada qaar waxaay keenan xasaasiyad aad u daran midaaso sababi karta in wajigu noqdo mid dhiig roor lasoo darso tusaale ahaan kareemka wajiga ee laga sameeyo maadada a
Loo yaqan hydrocortisone waxa u 100 % kaciyaa xasaasiyada sababana cascasanka wajiga

3. Isticmalka wajiga ee Retino A ( Retinol Overuse)

β–  Isticmalka retino - A amase karemada ay ku jirto madada loo yaqaano retiniod waxaa sababi kartaa cascasaanka wajiga sababto ah madadan looguma talo galin kulul iyo cadceed in lagu isticmaalo markasto oo qofka marsada u maro cadceeda isla markiiba waxaa ay dhaawacaysa unugyada dhiiga

5. Cimilada kulul iyo cadceeda (Hot Weather (Sun Exposure)

β–  Cadceeda waa waxa ugu weyn ee sababa cascasaanka wajiga waxaa ay dhaawac wayn gaarsiisa maqaarka sare iyo midka dhexe ee wajiga waxan uu ultravioletku uu si toosa u burburiyo unug yada dhiiga qaada ee wajiga isago dhaawac wayn u gaysanayaa xididada kadibna laga arkayo burburka dhiiga

β™‘ Sidee baa looga Hortagaa Loona yareeya cascasaanka wajiga

1. Ku Qubayska biyaha Qaboow amase barafka ku dhex jiro

β–  kulaylkasta oo keento cadceedu midaaso sabab casaanka waxaa daawo u ah ku dhaqida biyaha qaboow
biyaha qaboow wajiga waxaa ay u sameeyan daganansho sidoo kale waxaay si dagdaga u daaweyan xasaasiyada kacsan waxaan ay hoos u dhigaan cun cunka cadceedana waaay ma saarean wajiga

2. Salicylic Acid iyo Glycolic Acid

β–  Glycolic acid peels waxaay jidhka ka saarta unugyada casaanka noqday waxanay wajiga kusoo celisaa dhalaalkisi caadiga ahaa

β–  Salicylic acid peels waxaa ay aad ugu fiican tahay la tacalida iyo ku daaweynta cascasaanka waana mida awooda inaay si dhaqso leh ku dajiso xasasiyada

3. kareemada cadceeda (Sunscreen )

β–  cascasaanka waxaa ugu horeeya ee sababa waa isbadalka cimilada iyo cadceeda hadaba isticmalka sunblock SPF waxaa ay kaa caawinaysaa in aanay marnaba cadceedu dhawac gaadhsin unugyada wajigada hadaba isticmalka sunblock waa xalka kowaad ka hortaga cascasanka

4. Aloe Vera ( Dacarta )

β–  Aloe vera gel waxa ay hoos u dhigtaa fursada cascasaanka wajiga
Aloe vera gel waamid dajisa wajiga korna u qaad soo celinta unugyada dhintay iyadoo si dagdaga u bogsiinaysa waxana ka caawinaysaa ka hortaga cascasanka

6. Hadii aad xasaasiyad isku hubto ka fagoow creamkasta o leh cadar ama perfums (Isticmaal Fragrance free - Products)

β–  hadii aad leedahay xasaasiyad wajigaduna uu diido shaykasta oo udgoon leh iska ilaali hana isticmalin deodorantiyada iyo kareemyada aadka u udgooon waxanad raadsada creamyada fragrance free ku qoran tahay

7. Cuntooyinka iyo cabitaana qaar iska yareey

β–  hadii waalidkaga leeyahin hido ahaan dhiig roorka aadna ku taqaano ka fogoow inaaad si maalin la ah oo xad dhaafa aad u isticmaasho sharaabyada alcolohols ka leh

β–  sidoo kale hadii aad isku hubto waji saliid leh inaad leedahay iska yareee cuntooyinka dufanka aadka u badan leh wajigada ku ilaali sun screen cream

8. Medication Related Redness

β–  hadii wajigada cascasaanka uu sababay daawoyin aad qadatay waxaa qasab inaad marka tagtaa dhakhtarka maqaar si baadhitan loogu sameeyo
```

Address

Jigjiga
Jijiga
0032

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaynaaan ahmed abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share