GOOSH

GOOSH Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GOOSH, Transportation Service, goosh taxi, Jijiga.

Goosh waa adeeg casri ah oo kuu sahlayya inaad ka dalbatto gadiid adoo jooga meel kasto iyo goor walba, Booqo boggeena internetka "https://goosh.info/" oo kala soo dag applicationka goosh ama nagasoo wac "7809", Kugoosh Adeega Goosh

GOOSH Kugoosh.
28/11/2021

GOOSH Kugoosh.

Juma Mubarak
05/11/2021

Juma Mubarak

24/10/2021


17/10/2021
Bulsha waynta ku dhaqan magaala madaxa Qabriahar waxaan ugu bishaaraynaynaa inaanu ka furnay laanta GOOSH ee M.M.Q xaafa...
08/10/2021

Bulsha waynta ku dhaqan magaala madaxa Qabriahar waxaan ugu bishaaraynaynaa inaanu ka furnay laanta GOOSH ee M.M.Q xaafada 1aad annagoo aqbalnay codsiga macaamiisheena ku dhaqan magaaladaas.
Hadaba kamid noqo macaaiisha ugu horreysa ee tikidh ka goosatta xafiiskeena Qabriahar oo ku guulayso socdaallo bilaasha.

Kugoosh Adeega   | 7809
09/09/2021

Kugoosh Adeega | 7809

Dhawaan ka filo GOOSH magaaladan.Nalasoo wadaag jawaabtaada
04/09/2021

Dhawaan ka filo GOOSH magaaladan.

Nalasoo wadaag jawaabtaada

Saaka waxaa kasoo amba baxay Godey tabliiqii akhriska iyo qoraalku waxayna ku gooshayaan adeega GOOSH, oo ay u kala goos...
03/09/2021

Saaka waxaa kasoo amba baxay Godey tabliiqii akhriska iyo qoraalku waxayna ku gooshayaan adeega GOOSH, oo ay u kala gooshayaan Godey illaa Jigjiga. Caasimaddii degaanka ayay ku soo socdaan.

Kugoosh Adeega GOOSH | 7809
02/09/2021

Kugoosh Adeega GOOSH | 7809

27/08/2021

Kugoosh Adeega GOOSH | 7809

Goosh waa adeeg casri ah oo kuu sahlayya inaad ka dalbatto gadiid adoo jooga meel kasto iyo goor walba, Booqo boggeena internetka "https://goosh.info/" oo kala soo dag applicationka goosh ama nagasoo wac "7809", Kugoosh Adeega Goosh

Waxaan u hanbalyaynaynaa marwo Nimco Arbe oo kugooshtay adeega GOOSH 6 socdaal muddo hal bil gudaheed, Kuna guulaysattay...
23/08/2021

Waxaan u hanbalyaynaynaa marwo Nimco Arbe oo kugooshtay adeega GOOSH 6 socdaal muddo hal bil gudaheed, Kuna guulaysattay macmiilka bisha, laguna abaal mariyay 1000 daqiiqo oo hadal ah.



Ku goosh adeega GOOSH

Waxaa farxad wayn inoo ah in adeega goosh dhamaadka bisha July illaa August muddo hal bil ah ay ku goosheen dad tiradood...
22/08/2021

Waxaa farxad wayn inoo ah in adeega goosh dhamaadka bisha July illaa August muddo hal bil ah ay ku goosheen dad tiradoodu gaadhayso 1,040 (Kun iyo afartan) qof.

Kugoosh adeega GOOSH | 7809

Address

Goosh Taxi
Jijiga
2519

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GOOSH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GOOSH:

Share