Zaman Media

Zaman Media Warar Xaqiiqa ah, dhisida wacyiga bulshada soomaaliyeed, waa Hadaf kaanaga!

04/01/2025

Ahmiyada ay berbera ay uleedahay caalamka, ma iswaydiisay sababta ay uxiisaynayaan ree galbeedka.

04/01/2025

Wali ma maqashay Ahmiyada ay leeyihiin xeebaha soomaaliyeed, gaar ahaan berbera.

Golaha guurtida ee Somaliland ayaa gudi usaaray dhacdadii dacawalay.
30/12/2024

Golaha guurtida ee Somaliland ayaa gudi usaaray dhacdadii dacawalay.

Wasiirka Dhaqanka iyo Warfaafinta ee Suudaan, Khaled Al-Aissar ayaa sheegay in xiriirka dalkiisa kala dhaxeeya Turkiga u...
30/12/2024

Wasiirka Dhaqanka iyo Warfaafinta ee Suudaan, Khaled Al-Aissar ayaa sheegay in xiriirka dalkiisa kala dhaxeeya Turkiga uu yahay mid adag, isagoo xusay in hindisaha dhex dhexaadinta Ankara ee Khartoum iyo Abu Dhabi looga gol leeyahay in lagu soo afjaro dagaalka dalkiisa ka socda ee u dhexeeya ciidamada iyo Mucaaradka Xamiidti hogaamiyo.

Shirkadii Mercedes ee baabuurta ayaa si rasmi ah afka ciida u dartay, 228 sano oo ay  jirtay kadib.Dalka Jarmalka ayaa a...
30/12/2024

Shirkadii Mercedes ee baabuurta ayaa si rasmi ah afka ciida u dartay, 228 sano oo ay jirtay kadib.

Dalka Jarmalka ayaa ahaa wadamadda ugu waaweyn ee baabuurta wanaagsan soo saara qaarada Yurub oo dhan marka la barbar dhigo.

Madaxtooyada itoobiya oo dib udhis lagu sameeyay.
30/12/2024

Madaxtooyada itoobiya oo dib udhis lagu sameeyay.

MAXAY KHASAARTAY ISRAA'IIL INTII LAGU JIRAY DUULAANKA QAZA & LUBNAAN?!Ilan Pappe oo u dhashay Israa’iil oo ka soo horjee...
29/12/2024

MAXAY KHASAARTAY ISRAA'IIL INTII LAGU JIRAY DUULAANKA QAZA & LUBNAAN?!

Ilan Pappe oo u dhashay Israa’iil oo ka soo horjeeda Sahyuuniyadda ayaa shaaca ka qaaday in 700,000 oo qof oo reer Israa’iil ah ay ka tageen intii uu socday dagaalka, taasoo ka dhigaysa khasaarihii ugu cuslaa ee “Dawladda Cibraaniga” la kulmaan tan iyo markii la aasaasay, marka lagu daro kumannaan askar ah oo dhintay iyo kuwo dhaawacmay.

Hambalyo Waxaa maanta Markii u horeysay Magaalada jigjiga laga daah furay Jaamacad islaamiga ee jigjiga, midaasoo oo ay ...
29/12/2024

Hambalyo

Waxaa maanta Markii u horeysay Magaalada jigjiga laga daah furay Jaamacad islaamiga ee jigjiga, midaasoo oo ay furitaankeeda kaso qayb galeen Culumada soomaaliyeed qayb kamida, deegaanka ayaa intii isbadalka kadhacy laga hirgaliyay Macaahid islaamiya, diintana islaamka iyo culumadana ay qadarin kuheleen.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Somaliyeed Ganeraal Sahal Cabdullahi Cumar oo Gobalka Shabellaha Dhexe ka wado howl...
29/12/2024

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Somaliyeed Ganeraal Sahal Cabdullahi Cumar oo Gobalka Shabellaha Dhexe ka wado howlo la xariira dardar galinta Dagaalka lagu ciribtirayo Argagixisada ayaa maanta kormeer & indha indheen ugu tagay Cutubyo ka tirsan Geesiyada CXDS ee fidhigooda yahay Shabellaha Dhexe

Ganeraal Sahal Cabdullahi Cumar Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS waxaa halkaa Ku soo dhaweeyay Saraakiisha Guutoyinka 3aad iyo 25Aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn S/Guuto Sahal Cabdullahi Cumar Taliyaha Ciidanka Dhulka Xooga ayaa Geesiyadan faray iney sii xoojiyaan Dagaalka Dalka looga ciribtirayo Argagixisada.

Xigasho

Warbaahinta Israel: Netanyahu wuxuu qabaa kansarka qanjirka 'prostate'
29/12/2024

Warbaahinta Israel: Netanyahu wuxuu qabaa kansarka qanjirka 'prostate'

Taliska guud ee Suuriya ayaa ku dhawaaqay in Anas Khattab loo magacaabay madaxa hay’adda sirdoonka. Go’aankan ayaa ku so...
28/12/2024

Taliska guud ee Suuriya ayaa ku dhawaaqay in Anas Khattab loo magacaabay madaxa hay’adda sirdoonka.

Go’aankan ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay qayb ka tahay isbedello qaab dhismeed oo xiriir ah oo lagu sameynayo hay’adaha ammaanka ee maamulka cusub ee Suuriya, iyadoo ujeeddadu tahay in sare loo qaado hufnaanta hay’adaha amniga iyo horumarinta waxqabadkooda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ee Marinka Gaza, Dr. Munir Al-Bursh, ayaa ku tilmaamay xaaladda shaq...
28/12/2024

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ee Marinka Gaza, Dr. Munir Al-Bursh, ayaa ku tilmaamay xaaladda shaqaalaha caafimaadka iyo bukaannada laga soo daadgureeyay cisbitaalka Kamaal Adwan ee waqooyiga Gaza mid "aad u adag"

Agaasimaha Isbitaalka Dr. Hossam Abu Safiya ayaa si xun loogu garaacay budad iyo qoryo ay kala kulmeen ciidamada gumeysiga.

Xigasho= Aljazeera

Address

Gode

Telephone

+251927347777

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zaman Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share